HomeShir lagaga hadlayo Barnaamijka Nukliyeerka Iran oo magaalada Istanbul uga furmay Ergo...

Shir lagaga hadlayo Barnaamijka Nukliyeerka Iran oo magaalada Istanbul uga furmay Ergo ka socota dalka Iran iyo Shan ka mid ah Quwadaha Caalamka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Istanbul, 14 April, 2012 (SLpost)- Wefti  ka socda  dawladda Iran  oo uu hogaaminayo u qaybsanaha  dhinaca mashruuca  Niyukliyeerka  Mr  Saciid  Jaliile  ayaa maanta  kulan kula yeeshay  wakiilo ka socda  shanta dawladdood ee aduunka ugu awooda badan iyo  wakiil dawladda Jarmalka  ah, iyadoo kulankaasi uu ka dhacay   magaalada  Istanbul  ee dalka  Turkiga.

Waxana  ay  tahay  arinta  laga  wado hadlayaa  barnaamijka  ay  dawladda Iran ku  tayeynayso  quwadda  Niyukliyeerka,  iyadoo  uu kulankani yahay kii ugu  horeeyey ee muddo  sannad  iyo  dheeraad ku qaabsoom,  taasoo dawladaha  reer  galbeedku  sida  markayka  ka  shakisan  yahiim  in Iran  ku talo jirto in ay  samayso  qunbulado  Niyukliyeer ah.

Hase  yeeshee,  dawladda Iran  waxay si rasmiya u sheegaysaa   in mashruuca  Niyukliyeerku  yahay mid  nabad galyo ah,oo ay  xaq u leedahay in ay  yeelato,  waxase  shirkan  maanta ka soo baxay in xukuumadda Iran  wada  shaqeyn la yeelan doonto khubaro ka socota  Hay’adda  caalamiga ah  ee quwada  Atomikada.

Dhinaca  kale,  madaxweynaha  Maraykanka  Mr Barak Obama  ayaa  maanta ku dhawaaqey  in shirkaasi ka socda Istanbul  yahay fursaddii diblomaasiyadeed ee u dembaysay  ee lagaga  hadlo  mashruuca  Niyukliyeerka  ay  dawladda Iran waddo, laakin waxa soo baxaya  warar sheegaya  in  Israa’iil  damacsan tahay  in weerar cirka ah  ku qaado  xarumaha Niyukliyeerka  ee Iran.

SLpost News

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories