HomeSh. Shariif oo Magaacaabay Guddiga Soomaaliya uga qaybgalaya Wadahadallada Somaliland

Sh. Shariif oo Magaacaabay Guddiga Soomaaliya uga qaybgalaya Wadahadallada Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Muqdisho, 14 April, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo dowladdiisa uga qaybgalaya wadahadallada lagu wado inay dhawaan u furmo jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweyne Shariif oo guddigan magacaabay waxyar ka hor intii aanu saaka u dhoofin magaalada Addiss Ababa, isla markaana uu madax uga dhigay wasiirka Arrimaha gudaha iyo ammaanka Cabdisamad Maxamuud Xasan, waxa ay ka kooban yihiin toddoba xubnood.

Sheekh Shariif wuxuu sheegay in guddigan ay wadahadallo la yeelan doonaan guddi ay Somaliland u magacowday dhawaan wadahadallo dhexmaraya Soomaaliya iyo Somaliland isagoo sheegay inay ku kulmi doonaan magaalada London ee dalka Britain.

Guddigan oo ay ka mid yihiin wasiirka garsoorka iyo cadaaladda Axmed Xasan Gaboobe iyo wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya Cabdilaahi Xaaji Xasan Maxamed, waxa kale oo ku jira laba wasiir oo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasoo kala ah, wasiirka Arrimaha gudaha Jen. Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) iyo wasiirka qorsheynta iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Daa’uud Maxamed Cumar.

Dhanka kale, madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa laba todobaad ka hor magacaabay Guddi heer wasiir ah oo ka kooban Shan xubnood kuwaas oo guddoomiye u yahay Wasiirka Arrimaha Debedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, xubnaha kale ee Weftiga Madaxweyne Siilaanyo magacaabay waxa ay kala yihiin: Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale Duur, Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Md. Axmed Cabdi ‘Xaabsade’, Wasiirka Beeraha Prof. Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Cadaaladda Somaliland Md. Xuseen Axmed Caydiid.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories