Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo kulamo kala geddisan la yeeshay maamulka Shirkadda Ethiopian Airlines, Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Ethiopia iyo Dibloomaasiyiin reer Galbeed ah

Addis Ababa, 17 April, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kulamo kala gedisan kula yeeshay Dalka Itoobiya...

Ciidamada Ammaan oo gacanta ku dhigay Maandooriyeyaal aan qaarkood hore loogu arag Somaliland

Hargeysa, 17 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa Maanta cadeeyay in Ciidanka Boolisku ay gacanta ku dhigeen 750 Litir...

“Waxaan ka shalaynayaa Khaladkii iigu weynaa ee aan galo oo ah inaan u ololeeyo Kursiga uu maanta Siilaanyo Ku fadhiyo” – Dr Gabose

Hargeysa, 17 April, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeed UMADDA Dr. Maxamed Cabdi Gabboose ayaa markii ugu horreysay shaaciyey in khaladkii ugu weynaa abid intii uu...

Mulkiilaha Shabakadda Somalilandpress oo Suxufiyiinta Somaliland si diirran ugu soo dhaweeyeen Berbera

Berbera, 16 April, 2012 (Ogaal)- Madax ka socotay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Suxufiyiin tiro badan oo ka kala socday qeybaha kala duwan...

Meher Qiimo leh: Caydaruus Sh. Cumar iyo Suleekha Y. Aw Faarax

Meher Wacan  Gudoomiyaha ururka Saxafiyiinnta Somaliland ee SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf, Gudoomiye ku xigeenka SOLJA Saleebaan Ibraahim Maxamed, Xoghayaha fulinta ee SOLNJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax,...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan Hay’adda FOA oo kormeer ku maray Xarun Hadhaaga Lafaha Xoolaha ka farsamaysa Agabyo kala duwan

Hargeysa, 16 April, 2012 (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici”oo ay weheliyaan Mas’uuliyiin ka socota hay’ada FOA ayaa Maanta...

Shirkadda SOMTEL oo Xafiis cusub ka furatay Degmada Oog ee gobolka Sool

Hargeysa, 16 April, 2012 (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL ayaa xafiis cusub ka furatay degmada Oog ee gobolka Sool, kaas oo dadweynaha magaalada u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img