HomeCiidamada Ammaan oo gacanta ku dhigay Maandooriyeyaal aan qaarkood hore loogu arag...

Ciidamada Ammaan oo gacanta ku dhigay Maandooriyeyaal aan qaarkood hore loogu arag Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 17 April, 2012 (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa Maanta cadeeyay in Ciidanka Boolisku ay gacanta ku dhigeen 750 Litir oo Khamri ah, Xadi ka mid ah Maandooriyaha Xashiishada, Gaadhigii Siday iyo laba eedaysane oo watay.

Taliyaha Booliska oo Xafiiskiisa Warfidiyeenada kula hadlayay ayaa iftiimiyay in hawlgal ay Maanta fuliyeen Ciidanka, markii ay heleen xog dhab ah ay ku soo qabqabteen laba eedaysane, gaadhi ay wateen oo Noociisu yahay Mark 2 oo ay saarnaayeen Todoba boqol iyo Konton Litir oo khamri ah iyo xaddi ka mid ah maandooriyaha Xashiishada.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland C.laahi Fadal Iimaan waxa uu sheegay in la dagaalanka nooc kasta oo ka mid ah Maandooriyayaashu ay ka mid tahay waxyaabihii uu ummada u balan qaaday markii uu xilka la wareegay waxaanu xusay in maandooriyayaashu ay ka  mid yihiin waxyaabaha khatarta galiya nabadgalyada dalka waxa uu taliyuhu amar buuxa ku siiyay Ciidanka boolisku inay xooga saaraan la dagaalanka Maandooriyaha isagoo bulshada ka codsaday inay Ciidanka ku gacan siiyaan wax kastoo amniga wadanka saamayn ku yeelan kara .

Taliyuhu wuxuu si gaar ah ugu digay dadka  gaadiidlayda ahi  inay ka taxadiraan waxyaabaha ay baabuurtooda ku soo qaadaan, isagoo intaas ku daray in dadka lagu soo qabqabtay hawl galkan ay sida ugu dhakhsaha badan u horgayn doonaan Sharciga.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories