Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Sidaynu u Muujin karnaa Calankeena Qiimaha badan Maalinta 18 May?

Muddo 20 sano ayaynu u dabaal degaynay maalintan qiimaha iyo qaayaha badan ee 18 may taas oo laga wada xuso daafaha dunida iyadoo ay...

Wasaaradda Ciyaaraha iyo Ururka Waayo-arag oo iska kaashanaya qorshe dhaqan-celin loogu samaynayo Maxaabiista ku jirta Xabsiyada dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo uu Weheliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Xasan Cali...

Ujeedada Socdaal wefti xukuumadda ka tirsan ku tageen Magaalada Saylac

Saylac (SLpost)- Wefti uu hogaaminaayo Wasiir ku xigeenka Arrimaha amniga ee  Wasaarada Daakhiliga Somaliland  Mudane Cabdilaahi Obokor Cismaan,  ayaa maanta  socdaal ku tagay magaalada...

Wasiirka Maaliyadda oo soo saaray Wareegto lagu dhaqan-gelinayo Nidaam ku cusub habka Cashuur-qaadista

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada maaliyadda JSL  Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa soo saaray wareegto lagu dhaqan gelinayo Cashuurta ku dhejinta Tigidhada ee lagu magacaabo (Revenue...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo kulan la yeeshay Maamulka iyo shaqaalaha Radio Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa kulan la yeeshay shaqaalaha ka hawl-gala Radio Hargaysa Kulankan oo ku...

Sheeko iyo Shaahid: Baratan Suugaaneed – 2012 – Tartankii 5aad

Bandhig Seeska Dhaqanka ee REDSEA-ONLINE (Redsea-Online Cultural Foundation) iyaga oo duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan wax kasta oo horumarinaaya taabbagelinta...

‘Baslow, Hooyo Kun Shilin ayaan Haystaa!’ – W/Q: Cabdifataax Sh. Nuux Jaamac

Waa goor Casar dheere ah oo saacadu ku sii siqayso abaaro 3:40 galabnimo, waa wakhti la dareemayo roob tus ah oo cadceeda falaadhaheedu si...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img