Yearly Archives: 2012

spot_imgspot_img

Dadweynaha Boorama oo aan u kala hadhin soo-dhaweyntii Weftigii Madaxweynaha (DAAWO SAWIRRO)

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa saaka socdaa

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Oo Kormeeray Xaaladda Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta kormeer ay ugu kur galayaan xaaladada cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku soo...

Halkan ka daawo Sawirrada soo dhaweyntii Madaxweynaha ee Bulshada Degmada Dila

Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo madaxweynaha Somailand Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka socdaal ugu kicitay

Madaxweyne Siilaanyo oo xadhigga ka jaray jidka isku xidha magaalooyinka Dilla iyo Boorame oo la dhammeystiray, qaar cusubna dhagax-dhigay

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo Wefti Ballaadhan oo Hogaaminayo ay saaka u kicitimeen gobolka Awdal ayaa xadhigga ka jaray waddada...

XUSKA 18 MAY: Beerta Xoriyadda Oo Nidaamku Liito Iyo Khudbadda Madaxwaynaha Qaabka Ay Dadwaynaha U Soo Jiidan Karto.

Dadwaynuhu waxay daremayaan farxad iyo rayrayn balaadhan, qofwaliba waxa uu talonayaa calanka Somaliland oo qabab kala duwan ah, waxa aad loo hadal hayaa maalintan...

QAYLO-DHAAN: Bulshada Ka Soo Jeedda Baay Iyo Bakool Oo Hargeysa Ku Dhibaateysan

Haddii aad tagtay waad aragtay, haddii lagaaga sheekeeyeyna waad maqashay  burburkii Soomaaliweyn ka dib magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya iyo Soomaaliland labaduba dadka ka soo jeeda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img