HomeSidaynu u Muujin karnaa Calankeena Qiimaha badan Maalinta 18 May?

Sidaynu u Muujin karnaa Calankeena Qiimaha badan Maalinta 18 May?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muddo 20 sano ayaynu u dabaal degaynay maalintan qiimaha iyo qaayaha badan ee 18 may taas oo laga wada xuso daafaha dunida iyadoo ay wada xusaan dhamaan cid kasta oo jecel jiritaanka qaranimada Jamhuuriyada Somaliland.

 Hadaba sanadkii u dambeeyey ee 2011 ayaa loo xusay sidii ugu wanaagsanayd abid intii aynu la soo noqonay madaxbanaanideenii sanadkii 1991 bishii may 18.

Hadaba waxaa ka muuqda sanadkan in ay dawlada iyo dadwaynaha reer Somaliland ay iska ilaabeen maalintan qiimaha badan iyadoo laga dareemayo diyaargarow wanaagsan dhanka qurbaha

Hadaba waxaa is waydiin mudan sidee ugu haboon oo aynu u muujin karnaa calankeena qiimaha iyo qaayaha badan maaalintan 18 may?

Waxaynu aragnaa in badan oo muuqata in dadwaynaha reer Somaliland ay ka samaysataan calankeena dhar ka kooban isku joogyo ay xidhaan rag iyo dumarba taas oo markay maalintaasi dhamaato aad ku arkayso calankeenii oo yaala meelo aan haboonayn ama laga dhiganayo afmaris ama dhulkaba lagu masaxayo hadaba waxaa haboon in calankeena qiimaha badan ee dhiiga loo daadiyay la ilaaliyo oo maalintaasi ay dadwaynuhu soo qaataan calamo tiro badan oo ay luxaan laakiin hadii dhar laga dhigto lama arki karo calankeena taasna waxaa marag kaaga ah markaad ka daawaynaso Telefishanada waxaad arkaysaa oo kaliyaata madax madow oo markay dadku aad iskugu dhawaadaan lama arki karo dharka ay xidhanyihiin, laakiin hadii qof waliba uu soo qaato xabad calan ah oo uu luxo waxaa hubaal ah in goobta lagu dabaaldagayo ay calan is qariso iyada oo ay taas inagaga fiicanyihiin dadka qurbaha jooga oo aad arkaysay sanadkii dhawayd markay ku hor mudaharaadayeen guriga ra’iisal wasaaraha  ingiriiska iyagoo wada luxaya calanka.

Habada waxaa aan kula talin lahaa dadweynaha reer Somaliland ee jooga gudaha dalka in ay wadaniyad muujiyaan oo ay calanka wada samaystaan oo ay soo wada qaataan maalintaasi qiimaha badan dadka kalena ay wada sudhaan meheradahooga guryahooga iyo meel kastaba.

Qalinkii: Khaalid Cabdi Muuse (Khaalid Casiir)

Email: kh_casiir@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories