HomeWasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Xabsiga Dhexe ee Hargeysa Gaadhsiiyey Deeq loo...

Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Xabsiga Dhexe ee Hargeysa Gaadhsiiyey Deeq loo talo-galay Maxaabiista

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa maanta gaadhsiiyay xabsiga dhexe ee magaalada Hargaysa deeq ka kooban Afar boqol oo kitaab iyo afar boqol oo garamada la xidho .

Deeqdan ayaa loogu talo galay in maxaabiista ku jirta xabsigu ay kala socdaan casharka tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah isla markaana ay maxaabiistu si toos ah ugala soconayaan casharada ka socda Masaajidada Rusheeye iyo Sh.Cali Mataan .

Waxaa Munaasibadaasi goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid iyo taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Xasan Cali Dheere .

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska ayaa tilmaamay faa’iidada balaadhan ee deeqdani u leedahay maxaabiista ku jirta xabsiga

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa ka waramay qiimaha uu barashada kitaabka qur’aanka ahi u leeyahay aadamaha iyo sida ay waajib u tahay in la iska xil saaro sidii maxaabiistu ay aqoontooda diineed kor ugu qaadi lahaayeen waxaana gaba gabadii Wasiirka Awqaaftu uu kutubtan  si rasmi ah ugu wareejiyay Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories