Xukuumadda Somaliland oo shaacisay 5 Xubnood oo uga qayb-gali doona Wada-hadallada Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shan xubnood u magacowday shirka gogol xaadhka ah ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia. Waxaanay sheegtay in wada hadalka labada dal yeelan doonaan uu ku salaysnaan doono sidii la iskugu ducayn lahaa.
Xisbiga KULMIYE oo soo bandhigay Aqoonyahan Da’yar oo uga Qayb-gali doona Doorashada Golaha Deegaanka Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ku soo bandhigay mid ka mid ah murashaxiintiisa uga qayb-galaya Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Laanta Socdaalka TogWajaale oo Tahriibayaal dib ugu Celisay Itoobiya, Digniin Culusna Ujeediyay Gaadiidka Isaga Goosha Caasimada iyo Wajaale
Tog-Wajaale (SLpost)- Laanta Socdaalka Somaliland ayaa markii labaatanaad dib ugu celisey dalka Itoobiya Tahriibayaal kontomeeyo ku dhow oo laga soo qabqabtey agagaarka Caasimada Hargeysa...
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera, Kana Hadlay Go’aano Uu Qaadan Doono.
Berbera (SLpost)- Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta Kumanaan dadweyne oo watey boqolaal gaadhi oo lagu soo sharaxay Sawirada Jamaal ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Madaarka
Shir-guddoonka Wakiillada Somaliland oo si adag uga hadlay Hadallo wax u dhimaya wada-hadallada Somaliland iyo Somalia oo ka soo jeedhay Hoggaamiyeyaasha TFG
Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay hadallo ka soo yeedhay masuuliyiinta ugu sarraysa DFKMG ee Somaliya, kuwaasi oo ku sheegeen in...
Guddiga Joogtada ah ee Guurtida oo ka warbixiyey Wax-qabadkoodii muddadii uu Goluhu Fasaxa ku jiray
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fadhigoodii maanta Warbixin ka dhegaystay Guddiga Joogtada ah ee Golaha maadaama Goluhu fasax ku jiray muddooyinkii ugu dambeeyey.
Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarka u u soo maray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka
Dhaqdhaqaaqan waxa dhaqaajiya dhinaca afkaarta iyo dhaqaalaha,ururo aan dawli ahayn oo laga leeyahay dunida horumarka dhaqaalaha sheegata, balse sabool ka ah dhinaca akhlaaqda suuban.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

