CULUUMTA MAANSADA: Qaybaha Suugaanta – W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)- Q. 3aad
Waa taxane aynu ka soo minguurinnay buugga CULUUMTA MAANSADA ee aan qorihiisa ahay oo lagu daabacay dalka Sweden sannadkan 2012-ka. Qormadan waxa aynu ku...
Degel yahow ba’ay yaa ku leh? – W/Q: Saddam Carab
Waxa ay ahayd galab isniineed. Waxa aan dhex qaadayey qaar ka mid ah mareegaha soomaalida ee wararka iyo weceelka kaleba lagu qoro. Waxaan badanaa...
Xukuumadda oo Kaalmo Ciyi Waa-ka-baryey ah gaadhsiisay Dadkii ku dhaawacmay Rabshadihii natiijada codbixinta Hargeysa ka dhashay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur), Guddoomiye ku-xigeenka labad ee Golaha Wakiillada Cali iyo Taliyaha Ciidanka Bilayska Cabdilaahi Fadal Iimaan,...
Tallo Soo Jeedin Ku Socota Hadhwanaagnews
Salaamu Calaykum bahda saxaafadda. Saxaafada waxaa laga filaayay in ay dhacda kasta dhexdhexaad ka noqdaan, dadweynahana ay u soo gudbiyaan war aan dhinacna u...
Casharadii An Ka Bartey Doorashada Deegaanka Ee Somaliland
Marka hore salaan suuban ayaan hawada u marinayaa dhamman dadka qimaha badan ee af-Somaliga ku hadla meel wal oo ay ka joogaan...
Machadka Faafinta Islaamka oo Kulan-diimeed u qabtay Ardayda Dugsiga Boodhinka ah ee Xaaxi
Xaaxi (SLpost) Machadka Faafinta Islaamka ee ka hawlgala Somaliland ayaa kulan-diimeed u qabtay Ardayda iyo Macalimiinta Dugsiga hoose dhexe ee Sheekh Muuse Cabdi oo...
Aragti: Bohosha Vs Biciide
Salaan sare dhamaan shaqaalaha websitekan mudan. salaan ka dib. Isbedel-bedelka Gudiga doorashooyinka somaliland gaar ahaan kuwa degmada Hargeysa oo ka noqday natiijadii hore ee hordhaca ahayd taas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

