HomeGolaha Deegaanka Degmada Borama oo loo doortay Maayar iyo ku-xigeen Cusub

Golaha Deegaanka Degmada Borama oo loo doortay Maayar iyo ku-xigeen Cusub

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Boorama (SLpost)- Golaha Deegaanka dhawaan la doortay ee degmaada Boorame oo la xilalkooda loo dhaariyey todobaadkii hore, ayaa maanta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey oo ay ku doorteen Mayar iyo Ku-xigeen Cusub.

Fadhiga maanta oo ay ka soo xaadireen 21-ka xildhibaan ee Golaha deegaanka degmada Boorama, ayaa cod gacan-taag ah loo qaaday Maayarnimada magaaladaas oo ay u tartameen Saleebaan Xasan Xaddi oo labadooduba Xisbiga Kulmiye ka soo baxay.

Golaha-deegaanka-boorameShan iyo Toban Mudane oo ka mid ah Golaha Deeganka Borama, ayaa codkooda ku taageeray Saleebaan Xasan Xaddi halka Cabdi Cismaan Dhego-weyne uu ka helay Shan cod, waxaana sidaas maayar degmada Boorama loogu doortay Saleebaan Xasan Xaddi.

Fadhigan oo ay goobjoog ka haayeen Wasiirrada wasaaraddaha Shaqada & Arrimaha Bulshada Md Maxamed Axmed Barre (Garaad), Md Cabdirisaaq Cali Cismaan, masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Maayarkii hore ee Boorama, Cabdiraxaan Shide Bile, waxa jagada maayar ku-xigeenka isu soo sharraxay Mudane kaliya oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Faarax (Dheereye) oo ahaa murashaxii ugu codka badnaa Ururka Umadda, waxaana cod loo qaaday inuu noqda maayar ku-xigeenka degmada Boorama. Md Dheereeye waxa ogolaaday oo codkooda ku taageeray 19 xildhibaan, waxa ka aamusay hal mudane, sidaasna waxaa jagadii ku xigeenka maayarka Boorame loogu doortay Md Maxamed maxamuud Faarax (Dheereyste).

Gabo-gabadii kulankaas, Murashaxii lagaga guulaystay tartanka xilka maayarnimo, ayaa maayarka cusub ee la doortay ku hambalyeey guushiisa iyo xilka loo doortay.

SOMALILANDPOST.NET

contact[at]somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories