HomeWaalidka Ardayda Abaarso Tech oo si kulul u beeniyey dacaayado laga faafiyey...

Waalidka Ardayda Abaarso Tech oo si kulul u beeniyey dacaayado laga faafiyey Jaamacaddaas

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah waalidka dhalay caruurta wax ka barata Jaamacadda Abaarso Tech University ayaa sheegay inay ka xunyihiin waxa ay ugu yeedheen dacaayadda raqiiska ah ee laga fidiyey Jaamacadaasi oo ay ku aamineen mustaqbalkii caruurtooda.

Shir jaraa’id oo shalay galab ay ku qabteen Hotelka Impreial ee magaalada Hargeysa, qaar ka tirsan waalidka dhalay caruurta wax ka dhigata Jaamacadda Abaarso iyo masuuliyiin ka mid ah macaliminta Abaarso Tech, waxay sheegeen inay ka been abuureen dad ka xun horumarka jaamacadda.

Waalidiinta Abaarso TechUgu horeyn, Aamina Cismaan Ducaale, Gudoomiyaha guddiga waalidiinta Abaarso Tech, ayaa sheegtay inay ka xuntahay dacaayadda raqiiska ah laga faafiyey Jaamacdaasi “Anniga oo ku hadlay magaca waalidka Jaamacaddaasi waxaanu ka xunahay Dacaayadda aanay waxba ka jirin ee dusha laga saaray Jaamacada Abaarso Tehc. Waxaa iman doonnta maalin sharciga la horkeeni doono kuwii ka dambeeyey ceebta iyo dacaayadda aanay waxba ka jirin ee Jaamacaddaasi dusha laga saaray” ayey tidhi Aamina Cismaan Ducaale.

Sheekh Xasan Maxamed Jaamac oo waalidiinta ka mid ayaa yidhi “Markii aanu 3 sano ka hor caruurtayada gaynaynay Jaamacaddaasi iskamaanu gaynine waxaanu hubinay akhlaaqiyaadka iyo sharciga Jaamacaddaasi” ayuu yidhi, isagoo raaciyey, “Caruurtayada waxaa wax u dhiga Sheekh Imaam ka Masaajid magaalada Hargeysa ku yaal, waxaanay ardaydii Abaarso tech kaalmaha 1aad ka galeen darajooyinka imtixanaaadkii laga qaaday markii ay ka qaybgaleen jaamacado ku yaalla dalka dibaddiisa. Waxaanu kalmad dheer ku leenahay arrintaasi waa waxba kama jiraan waxaanan codsanaynaa in la baadho arrintaasi oo cidii ay khusayso oo dhami aanay intaa kaga hadhine ay gacnata la soo galaan.”

Dhinaca kale, waalidiintaa ayaa amaan weyn u soo jeediyey wasaaradda waxbarashada oo uu  sheegay inay soo xuleen macalimiinta wax ka dhiga jaamacadaasi “Waxaan aad iyo aad  ugu mahad celinaynaa wasaaradda waxbarashada oo soo xushay macalimiinnta wax ka dhigta jaamacaddaasi oo soo hubisay tayada iyo akhlaaqiyaadka jaamacaddaasi,  waxaan aad iyo aad uga xumahay schoolkii aynu ku aaminay caruurtaa aan idiin sheegay inay dacaayad aanay waxba ka jirin maskaxdooda ku duminayaann qaar kamida warbaahintii laga doonayey inay wixii wanaag ahaa ee ka dhiman jaamacadaasi sheegaan.”

Magacyada Gudiga waalidka Jaamacadda Abaarso ee qaarkood ay shirkaasi jaraa’id ku qabteen Hotelka Imperial ee magaalada Hargeysa.

1.Xasan Maxamed Jaamac, 2-ifraax Cismaan Axmed, 3-Xaali Caydiid Ismaaciil, 4-Ruun Xaashi Axmed, 5-Basra Cismaan Xuseen, 6-Nimco Ismaaciil Awcabdi, 7-Farxaan Cali Bootana, 8-Sucaad Cali Ileeye, 9-Amran Cabdi Ismaaciil, 10. Caasha Maxamed Axmed, 11.Aamina Cismaan Ducaale.

SOMALILANDPOST.NET

contact [at]somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories