Homeshir ka dhacey magaalada london maanata oo ay qabteen qurbo jooga ka...

shir ka dhacey magaalada london maanata oo ay qabteen qurbo jooga ka soo jeeda beesha ciisa muuse

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen aqoonyahan,waxgarad,waayeel,haween iyo dhalinyaro kasoo jeeda beesha ciisa muuse ayaa kadhacey dalka uk gaar ahaa magaalada london .
shirkan ayaa ujeedadiisu aheyd taageero ay kumuujinayeen inay taageersanyiin dhacdadii maalintii dhaweyd kadhacdey gobolka saaxil waxaanay taageero udirayaan badgasaabkii hore iyo maayerkii magaalada berbera sida kartida iyo geesinimada le ee ay yeeleen.
Dhanka kalena waxay habalyo udirayaan badahasaabka cusub iyo maayarka iyo maayarkuxigeenka magaalada berbera ,waxaanay ugu baaqayaan in ay halkaa sidii hore horumarka uga sii wadaan iskuna duubnaadaan.
Sidookale waxa kale oo shirkan lagaga hadley in ay beeshu gudo iyo dibadba kashaqeeyaan horumarinta gobolka saaxil ,waxaney xukuumada somaliland ee madaxweyne siilaanyo kamadaxda yahey usoo jeedinyaan in ay faraha kala baxaan golaha deegaanka oo iyaga si xaq ah ay usoo dooratey kuna qasbikarin waxa ay rabaan dadka deegaanku ,gaba gabadiina waxa uu shirkaasi kudhamaadey jawi wanaagasan

LONDON UK

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories