HomeBadhasaabka Sanaag oo Weji Gabax Kala Kulamay Rabshado ka Dhashay Fadhi...

Badhasaabka Sanaag oo Weji Gabax Kala Kulamay Rabshado ka Dhashay Fadhi Sagaal Xubnood ku doorteen Maayir iyo Ku Xigeen

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Ceel-Afweyn (SLpost)- Rabshaddo  iyo mudaharaad ayaa ka dhashay, ka dib markii sagaal ka mid ah, 17ka xubnood ee golaha degaanka degmadda Celef-Weyn, fadhi ay maanta yeesheen ku doorteen Maayir iyo Maayir ku Xigeen.

Fadhigan   oo  qarsoodi   ahaa   laguna  wargalin   Sideed   Xildhibaan  ee kale  ka mid ahaa  golaha   degaanka   , ayaa  markii  ay  dadweynihii     ka  war heleen   doorashadan,  waxa   magalaadii ka bilaabmay mudaharaadyo, lagaga   soo horjeedo   talabadan, waxaana   taayiro   lagu gubay  jidadka magaaladda,  iyadoo  sida la sheegay dad cadhaysani ay burburiyeen  qalabkii  iyo  xafiisyadii   dawlada   Hoose, isla markaana  dab qabadsadeen   faylalkii  iyo Waraaqihii yaalay goobtaasi.Waxaaana   cakirantay   xaaladda  magaaladaasi.

ceel afweynFadhigan   ay isku  doorteen   sagaalka   xildhibaan   oo  la sheegay inuu goob joog  ka ahaa   Badhasaabka   gobolka   Sanaag   Aadan   Diiriye   Cigaal, oo  isku dayay inuu  dejiyo  xaalada  ayaa   kala kulmay  waji  gabax ,ka dib markii    dadweynaha   degmadaasi   ku mudaharadeen,  oo  dhagax la dhaceen baaburkii   uu watay,  waxaana  la sheegay  inuu   soo  cararay   dhinaca   galbeedka   Somaliland,  markii  uu arkay   in   xaaladii   uu   gacantiisa   ku  abuuray   gacantiisa  faraha ka baxday.

Xaaladda   degmadaasi   ayaa   kacsanayd   ilaa   galinkii danbe  maanta    balse  hadda   degan   markii ay   ka  hawlgaleen   waxgaradka   iyo   odoyaashada   magaaladaasi.

Cuqaasha  iyo  Odoyaasha   Celef-weyn, ayaa   badhasaabka gobolka   Sanaag   ku eedeeyay   inuu  abuuray   dhibatadan,  wixii ka dhacay magaaladda   Celef-weyn uu masuul ka yahay tuurtana  ku sitay  oo  uu kala yimi Celefweyn.

Wararka   kale  ee  ka  imanay   degmada   Celef-Weyn,  ayaa sheegayaan  Sideedii   Xildhibaan   ee ka  maqnaa  fadhigaasi qorshaynayaa  fadhi   ay  ku  doortaan Maayir iyo Maayir ku Xigeen.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories