HomeGo’aanka Guddida Diiwaangelintu ku shaaciyeen Saddexda Xisbi Qaran ee Dalka u soo...

Go’aanka Guddida Diiwaangelintu ku shaaciyeen Saddexda Xisbi Qaran ee Dalka u soo baxay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Guddida Diiwaan-gelinta ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, ayaa maanta xaflad ballaadhan oo ay ku qabteen Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa, waxay ku shaaciyeen saddexda Xisbi Qaran ee ku guulaystay Doorashaddii Goleyaasha Deegaanka kuwaasi oo noqonaya xisbi tobanka sanadood ee soo socda.

XisbigaMunaasibadda lagu shaaciyey natiijada doorashadii Goleyaasha Deegaanka, waxa ka soo qeyb galay Hoggaamiyeyaasha sadexda xisbi qaran ee lagu dhawaaqay eek ala ah KULMIYE, WADDANI iyo UCID, waxaanay Masuuliyiintoodu ay Gudida diiwaan gelinta ka gudoomeen shahaadadii xisbiyadda.

Go’aanka Guddida diiwaan-gelintuna Ku shaaciyeen, ayaa u qornaa sidan:

Guddidu Wuxuu Cadaynayaa:
1. In xisbiga KULMIYE lixda gobo lee dalka dhammaan kaga gudbay 20%, sidaasna ku noqday xisbi Qaran 10-ka sanno ee soo socda, sida uu cadaynayo qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No 14/2011.
2. In Xisbiga UCID iyo Ururka WADDANI u gudbeen xisbiyo Qaran iyagoo buuxiyay shuruudaha ku qeexan qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No n14/2011, sidaas ayaanay ku noqdeen xisbiyo
Qaran 10-ka ee soo socda.
3. Ururrada UMADa, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN umay gudbin xisbiyo Qaran iyadoo aad la socotaan in dastuurku cadeeyay inuu dalku yeelanayo saddex xisbi oo kaliya, sidaas awgeed, ururrada UMADA, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN kumay guulaysan inay noqdaan xisbiyo Qaran.
Magacyadda Gudida Diiwaan –gelinta

1. Cabdirasaaq Jaamac Cumar
2. Aadan Geedi Qayaad
3. Cumar Xasan Axmed
4. Xasan Axmed Ducaale
5. Cabdale Ibraahim Maxamed
6. Maxamed Cabdi Maalik
7. Ismaaciil Cabdilaahi Cali

Gebo-gabadii munaasibaddaas, waxa shahaado sharafyo lagu guddoonsiiyey urur-siyaasadeedyada Dalsan iyo Umadda oo lagu ammaanay qaabkii ay kaga qayb-qaateen Doorashadii Deegaanka. Waxa kale oo shahaado-sharafyo la guddoonsiiyey shakhsiyaad iyo ururro kaalin mug leh ka qaatay geeddi-socodkii doorashada iyo ololayaashii ka horreeyey.

Somalilandpost

Hargeysa office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories