Monthly Archives: December, 2012

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Kulmiye oo Ka hadlay Rabshadihii ka Dhashay Natiijada Degmada Hargeysa iyo Guusha Xisbigoodu ka Gaadhay Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay  xafiiskiisa waxa uu ku...

Guddida Doorashooyinka oo Dib u Dhigay Natiijada Codbixinta Degmada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta daboolka ka qaaday inay hakiyeen natiijadii ku meel gaadhka ahayd ee ka soo baxday doorashadii Golaha Deegaanka...

Magacyada, Beelaha iyo Tirada Codadka 25 Xildhibaan ee Ku guulaystay Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashada ee Degmada Hargeysa oo goor-dhowayd ku dhawaaqay tirada codbixinta, magacyada xildhibaannada ku guuleystay 25 kursi ee golaha deegaanka Caasimadda iyo...

DEG-DEG: Guddida Doorashooyinka oo ku dhawaaqay Natiijada Codbixinta Degmada Hargeysa iyo Tirada Kuraasida ay ururrada/Xisbiyadu kala Heleen

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee codbixintii laga dhiibtay degmada Caasimadda ah ee Hargeysa, tirada  kuraasida ay xisbiyada...

Natiijooyinka Codbixinta 18 Degmo-Doorasho ee Gobollada Dalka iyo Kala Horeynta Kuraasida

Hargeysa (SLpost)- Iyada oo ilaa wakhtigan lagu dhawaaqay natiijooyinka codbixinta 18 degmo-doorasho oo ka tirsan Lixda gobol ee waaweyn ee dalka, kuwaas oo ay...

‘Waan Dedaalley laakiin Nasiib uma helin inaan ku guulaysto’ – Murashax golaha Deegaanka Berbera

Waxan ku jiray ololaha doorashada muddo bil ka badan oo aan Hargeysa, Bullaxaar, Lughaya iyo Berbera isaga dab qaadayay si aan u guto waajibaadka...

Xisbiga KULMIYE oo khibradiisa Doorashada ugu awood Sheegtay ururadii cusbaa 6da Gobolbana Hogaanka U qabtay

Natiijada doorashooyinkii dhacay ka dib waxa muuqday taageero mugle oo mudooyinkii u danbeeyey dadka qaar mugdi ka gashay isla markaana in badani ay mana-awaalaysay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img