Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb-galay Daah-furka Mashruuc Horumarinta Waxbarshada ah oo ay ku baxayso 13.25 Milyan
Hargeysa (SLpostl)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka qayb galay munaasibad lagu furayay barnaamijyo ku saabsan Horumarinta Waxbarashadda dalka, kaas oo...
Maxaa Laga Filan Karaa Xildhibaanada Ku Soo Baxay Golaha Deegaanka? – W/Q: Cabdifataax Nuux
Dadku haday i doortaan kursigaana aan dego dantaydaan ka talinoo cashuurtaan daldalanoo xoolahaa dadweynaha Daasadaan ku guranoo baabuurbaan la soo degi waxaan jeexan daariyo guryo dayrar waawayn. Abwaan Mukhtaar Cabdiqaadir Waxay ahayd gabogabadii olole...
Komishanka Doorashooyinka oo ka Noqday Go’aankii ay ku Shaaciyeen Dib-u-tirinta Codbixintii Degmada Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa shaaca ka qaaday inay ka noqdeen dib-u-tirinta natiijadii codbixinta degmada Hargeysa iyaga oo sheegay in ka gar-naqista Arrintaas...
Madaxweyne Siilaanyo: “Cidna ka ogolaan mayno inay carqaladayso amniga iyo xasiloonida Somaliland”
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inaanay dawladdiisu u dulqaadan doonin isla markaana aanay ogolaanayn cid kasta oo isku...
Berbera: Murashaxiintii Kulmiye ee Dhacay oo Dacwad ka dhan Komishanka iyo Xisbiga u Gudbiyey Maxkamadda Gobolka
Berbera (SLpost)- Murashaxiin dhacay oo Xisbiga Kulmiye uga tartamayey Goleyaasha Deegaanka degmooyinka Dalka qaarkood, ayaa dacwad ka dhan natiijada codbixinta ee kala sarreynta murashaxiinta...
Xukuumadda oo Hay’adaha Caalamiga ah iyo Ururrada isugu keentay Kulan lagu soo Bandhigayo Shuruucda Shaqada Hay’adaha S
Hargeysa (SLpost)- Wasiirada Wasaradaha Qorsheynta Qaranka Dr sacad Cali Shire iyo Hawlaha Guud iyo Guryeynta Md Axmed cabdi xaabsade oo uu wehelinayey agaasimaha guud...
Doorashadii Shanaad ee Somaliland oo ku Shaashowday Shicib la laayey iyo ku Shubasho Xad dhaaf ah
Doorashadii Golayaasha Deegaanka JSL ee 28 Nov 2012 oo ah tii Shanaad ee Soomaaliland ka qabsoonta ayaa la sheegayaa inay ku Shaashowday Shicib la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

