HomeGuddida Doorashooyinka oo Dib u Dhigay Natiijada Codbixinta Degmada Hargeysa

Guddida Doorashooyinka oo Dib u Dhigay Natiijada Codbixinta Degmada Hargeysa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta daboolka ka qaaday inay hakiyeen natiijadii ku meel gaadhka ahayd ee ka soo baxday doorashadii Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa isla markaana sheegay In Dib Loo Tirin Doono Natiijadda Codbixinta Doorashooyinka Golaha Deegaanka ee Ka Qabsoontay Magaaladda Hargeysa..

blankGuddoomiyaha komishanka Doorashooyinka Qaranka Eng Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) waxa uu faahfaahin ka bixinayay shir ay maanta wada yeesheen Gudida Doorashada iyo Xisbiyada iyo Ururada Siyaasada,Marka laga reebo Urur Siyaasadeedka Xaqsoor, waxaanu sheegay Gudoomiyuhu  In  iyagoo tixgalinaya Cabashooyin ka yimi Ururada Iyo Asxaabtii qaar ay ku celin doonaan Hubinta  Tirinta Codadkii Laga Dhiibtay Caasimada Hargaysa.

“Komiishanka doorashooyinka Qaranka ee xarunta dhexe waxa uu go’aan ku gaadhay maanta in la eego oo laga debba taggo, wixii laga qaban karana laga qabto hakadna wuu saaray natiijadda ay ku dhawaaqeen ee degmadda, goobihii laga cabanayeyna dib bakhaarkii loo furo oo la iskula eego, si tabashadaasi loo debaalo si aan dhiig dambe u sii daadan,” ayuu yidhi Guddoomiye Xamari.

“Xisbiyadda waanu iska aragnay way ku qanceen waana Hargeysa meesha lagu noqonayaa, umana malaynayo in wax badan iska bedali doonaan sida ay hadda ururadu iyo xisbiyadu wax u kala heleen sida aan xogta ku hayno, markaa waxaanu qancinaynaa ururadda iyo axsaabta si tabashada loo wadda daboolo,” ayuu intaas hadalkiisa ku daray Eng Yuusuf Ciise.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories