HomeMadaxweyne Siilaanyo: “Cidna ka ogolaan mayno inay carqaladayso amniga iyo xasiloonida Somaliland"

Madaxweyne Siilaanyo: “Cidna ka ogolaan mayno inay carqaladayso amniga iyo xasiloonida Somaliland”

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inaanay dawladdiisu u dulqaadan doonin isla markaana aanay ogolaanayn cid kasta oo isku deyda tallaabo lagu carqadeeyo Amniga dalka.

blankMadaxweyne Siilaanyo oo maanta ka qayb galay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee Xuquuqul insaanka oo ka dhacday Magaalada Hargaysa, ayaa farriin u diray shacabka Somaliland iyo Gudida Doorashooyinka qaranka, Hay’adaha xuquuqul insaanka Qarankana kula dardaarmay inay ilaaliyaan xuquuqda muwaadiniinta Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlayey doorashadii Golaha deegaanada ee dhowaan dalka ka qabsoontay ayaa waxa uu sheegay inay u dhacday si nabadgelyo ah laakiin waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in natiijadii ka soo baxday uu dhaawac soo gaadhay, wuxuuna ku adkeeyey guddida doorashooyinka Qaranka in shacabka Somaliland iyaga ka sugayo natiijo saafi ah oo dhamaan lagu wada qanco. “Cidna ka ogolaan mayno inay carqaladayso amniga iyo xasiloonida Somaliland,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo.

Madaxweynuhu waxa kale oo uu munaasabadaasi ka sheegay in Somaliland ay qaadatay ilaalinta xuquuqda aadamaha, dawlad ahaana la sameeyey komishinka xuquuqul insaanka oo u xilsaaran maamulka iyo ilaalinta xuququuqda Aadamaha.

Dhinaca kale, madaxweyne Siilaanyo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku waxyeeloobay shaqaaqadii ka dhacday Natiijadii Doorashada Degmada Hargeysa, waxaanu  shacabka Somaliland ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadgelyada danta qarankana meel uga soo wada jeestaan.

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories