Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

Why Somaliland wants recognition?

Friday, 16 November 2012: This is a question that I have been asked for many times.  I have also seen other people answer it...

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba Isku Lammaanaa: “Boobe Yuusuf Ducaale” – Qormadii 35

Habeenkii, waxaan Qormooyinkan taxanaha ah ee kooban u qaybiyaa wargeysyada, subaxda horena waxaan u qaybiyaa mareegaha iyo saaxiibbada qaarkood oo xiiseeya. Tilifoonnada iyo e-maillada...

Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon – Qormadii 23aad

Tan iyo maalintii ugu horeysay ee aan qallinka u qaatay in aan si taxane ah idiinku soo gudbiyo qormooyinkan fal-celiska u ah, qoraalada runta ka fog ee uu Boobe sida joogtada ah Wargeysyada ugu qorayey, waxaan idiinka sheekaynayey oo ay qoraaladaydu ku koobnaayeen ka waramida mucjisadii nagu soo martay Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta, mudadii u dhaxaysay

SHEEKO KALE KEEN: Xidigiye iyo Xorfad – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Nin xidigiye ah ayaa waxa uu dhaqan u lahaa in uu habeenkii dibedda u baxo oo xidigaha dhugto. Meelo kala duwan ayuu ka eegi...

CODSI IYO OGEYSIIS: Boobe Yuusuf Ducaal

Waxaanu si xishmad iyo xaq-dhowrba leh idiin ka codsanaynaa in aad noo soo dirtaan Magacyada maqaallada ama Maansooyinka aad Gaarriye ugu baroor-diiqdeen, Magacaaga, tilifoonkaaga iyo e-mailkaaga, Haddii...

Tartanka Doorashadu waa Xor Ee Yaan la Xajiimayn – W/Q: Maxamed-siciid Maxamuud

Kadib markii talada dalka ay qabatay xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne Axmed Siilaanyo ayaa waxa ay ku guulaysatay inay fuliso balan qaadyadeedii doorashada...

Madaxwayne Siilaanyo oo Dhagax-dhigay Jid Isku Xidhaya Kalabaydh ilaa Wajaale iyo Soo-dhawayn baaxad leh oo reer Gabiley ku Qaabileen

Gabiley (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax dhigay jid isku xidhaya Magaalooyinka Kalabaydh iyo Wajaale, kaas oo wasiirro xukuumadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img