HomeGuddida Doorashooyinka oo Soo afjaray Khilaafyo ka taagnaa Goobaha Codbixinta gobollada Qaarkood...

Guddida Doorashooyinka oo Soo afjaray Khilaafyo ka taagnaa Goobaha Codbixinta gobollada Qaarkood iyo Qaabka U-diyaar garowga Doorashada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guud ahaaan shacabka dalka Somalaland ayaa si wayn ugu diyar garoobay cod bixinta doorashada golaha degaanka ee Maalinta Beri ah dalka ka bilaabmi doonta Goobaha Codbixinta .

Komishneer Faarax Abiib oo ka mid ah Todobada Xubnood ee uu ka kooban yahay Gudida doorashooyinka qaranka kuna Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa shaaca ka qaaday in la soo afjaray khilaaf ka dhashay Goobaha Codbixinta isla markaana ay cadeeyay inay ambo bixiyeen hawl wadeenadii Komiishanka .

Dhinaca, kale Magaalada Berbera ayaa Wararka aanu ka helaynaa Waxay Sheegayaan inay la Ciirciirayso dadweyne ku soo qul qulaya si ay maalinta beri codkooda uga dhiibtaan.

Sidoo kale Wararka aanu ka helayno Gobolada Gebilay,Hawd, Sool,Saraar, Daad-Madheedh iyo Selel ayaa dhamaantoodba sheegaya in diyaar garow xoogani uu ka socdo kaas oo ku wajahan codbixinta Berri oo Arbaca ah loo dareeri doono.

Somalilandpost.neHargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories