Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo go’aan ka soo saaray Dhul Dawladda Hoose Qorshaysay inay Iibiso oo maanta Rabashado ka dhaceen

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa go’aan ka soo saaray Dhulka ku yaala Barxadda dhinaca K/Bariga ee guriga Xisbiga ee...

Dawladda Hoose ee wakhtigeedii dhamaaday oo shan istaan oo suuqa GOBONIMO ah dadka iibinaysa,Dawlada dhexe oo iyana ku daawanaysa,

Magaalada Hargeysa  ayaa dhawr iyo tobankii sano ee u danbeeye si xawli ah uu u kordhay dhismaheeda guud ahaan shanta degmo ee ay ka...

Taliyaha Guud ee Booliska oo ka Warbixiyey Hawl-gallo Ciidamadu ku soo qab-qabteen Maandooriyeyaal dalka ku Cusub

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland C.laahi Fadal Iimaan ayaa maanta ka warbixiyay hawl gal ay ciidanka boolisku ku soo qabqabteen Maandooriye yaasha...

Wefti ka kooban Madaxdhaqameedka, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Beesha Aadan Siciid (Warsangeli) oo lagu soo Dhaweeyey Burco

Burco (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka kooban Cuqaal, salaadiin, garaado,aqoonyahan, Haween, dhalinyaro iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka mid ah Beelihii dhowaan...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud oo maanta Xilka la wareegay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud, guryaynta iyo gaadiidka Md Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyey Agasimahii guud...

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Digniin u jeediyey Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasaded

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Md. Ciise Yuusuf Maxamed (Xamari) ayaa uga digay Ururadda siyaasadda iyo xisbiyada ka qeyb galaya doorashada deegaanka inaanay...

ABWAAN GAARRIYE: Dhinacyada Qarsoon Ee Suugaanta- W/Q: Mustafe Sh. Cumar Geeddi ~ Q.2aad.

Alle ha u naxariisto Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Macallinku waxaa uu ka baxay beesha caalamka oo dhan oo uu ka mid ahaa Af-yahankeeda. Halkan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img