Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Hoggaaminta Siyaasadda – W/Q: Abdihakim Yusuf Kheire

Lixdii madaxweyne ee ugu horeeye dalka maraykanka afar waxay u dhasheen gobolka Virginia. Somalia & Somalilandna madaxda ugu badani waxay ku abtirsadaan goboladda Mudug & Togdheer! Tolow labadan gobol maxaa hodan kaga dhigay kobcinta madaxda? Mudug & Togdheer waa laba gobol oo ku yaal dhul baahsan oo beelo badani degen yihiin kuna hirdamaan fursadaha awoodeed ee dhaqaale, dhul-daaqsimeed & siyaasadeed. Siyaad Barre subaxdii warbixinta gobollada ee joogtada ah wuxuu madaxdii sirdoonka

Guddoomiyaha Dahabshiil X. Maxamed Siciid oo Tacsiyeynaya Geerida Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R&ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R& ME, Cabdirashid Faarax Axmed, Maamulaha

Hal-xus: Tix Duco, Xus iyo Baroor-diiq U Ah Abwaan Gaarriye, By Siciid M Gahayr (Hargeysaawi)

Maansadan magaceedu yahay Hal-xus waxa ay baroor-diiq iyo duco u tahay Hal-abuurkii, Halgamaagii, Barihii Sare, Mufakarkii iyo Cilmi-baadhihii Weynaa Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) ee...

Wefti ka socda Shirkad Somaliland Shidaal ka baadhaysa oo maanta Hargeysa yimi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta magaalada hargaysa ku soo dhaweeyay wefti ka socda Shirkad laga...

Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi Heer Qaran ah u magacaabay Qaban-qaabada Aaska Marxuum Gaarriye

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddi heer Qaran ah u magacaabay qaban-qaabada Aaska Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) oo...

XUSUUS: Gaarriye & Maalmihii Jaamacadda Hargeysa. W/Q: Saddam Carab

Maantana waa maalin kale oo madow. Mararka qaarkood waxaad garan waayaysaa halka aad ka bilaabayso iyo waxa aad ku bilaabayso qoraalada qaarkood. Qalbiga iska...

Arday reer Somaliland ah oo Loo Doortay Madaxwayne Ku-Xigeenka Urur ay Ku Midoobeen Ardayda Caafimaadka Dalalka Bariga Africa

Ishaka/Uganda (SLpost) Maxamed Boobe oo ka mid ah dhakhaatiirta reer Somaliland ee wax ka barta jaamacada Kampala International University (KIU) ee dalka Uganda ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img