HomeTaliyaha Guud ee Booliska oo ka Warbixiyey Hawl-gallo Ciidamadu ku soo qab-qabteen...

Taliyaha Guud ee Booliska oo ka Warbixiyey Hawl-gallo Ciidamadu ku soo qab-qabteen Maandooriyeyaal dalka ku Cusub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland C.laahi Fadal Iimaan ayaa maanta ka warbixiyay hawl gal ay ciidanka boolisku ku soo qabqabteen Maandooriye yaasha Khamriga ,Xashiishada iyo eedaysanayaal ay gacanta ku soo dhigeen iyo Weliba Tuugo ay ciidanku qabteen .

Taliyuhu waxa uu faahfaahin ka bixiyay hawlgal ay ciidamada amaanku habeenadii u danbeeyay ay ku hawlanaayeen kuwaas oo sida uu sheegay qayb ka ah sugida nabadgalyada .

blankCabdilaahi Fadal Iimaan, waxa uu sheegay in Maandooriyaha ay soo qabteen waxa uu xusay inay gacanta ku soo dhigeen 21 Jirikaan oo midkiiba Sodon Litir ah,Xashiishad,nooc ka mid khamriga oo aad u halis badan sida uu Taliyuhu cadeeyay kaas oo lagu  soo xidh Xidho Baco,Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland waxaa kale oo uu tilmaamay inay hawl galadan ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaan Sadex eedaysane oo Maandooriyayaashan watay isla markaana ay sida ugu dhakhsiyaha badan ay sharciga u horgayn doonaan.

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland waxaa kale oo uu hadalkiisa ku sheegay in sadexdii habeen ee u danbeeyay ay qab qabteen ilaa lix iyo konton tuug.

Taliyuhu waxa uu bulshada Somaliland ka dalbaday in sidii ay hore ula shaqaynayeen ciidamada booliska ay iminkana ka rabaan inay ka gacan siiyaan gudashada waajibaadka ay qaranka u hayaan.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories