HomeDawladda Hoose ee wakhtigeedii dhamaaday oo shan istaan oo suuqa GOBONIMO ah...

Dawladda Hoose ee wakhtigeedii dhamaaday oo shan istaan oo suuqa GOBONIMO ah dadka iibinaysa,Dawlada dhexe oo iyana ku daawanaysa,

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Magaalada Hargeysa  ayaa dhawr iyo tobankii sano ee u danbeeye si xawli ah uu u kordhay dhismaheeda guud ahaan shanta degmo ee ay ka koobantahay,korodhkaas ay korodhey magaaladu ayaa waxaa iyana garab socotay baahida goobaha adeega bulshada ee muhiimka u ah in bulsho hesho,sida Garoomada ciyaaraha kala duwan,sariimadaha istaamada baarbuurta ka baxaan gudaha magaalada iyo kuwa debada kakeena waxyaabaha daruuriga u ah nolosha magaalada sida khudaarta kala duwan. Caanaha iyo gaadiidka ukala goosha gobolada,dagmooyinka iyo goobaha miyiga ah,

Baahiyahaa aan soo sheegnay ayaanay jirin wax ay kaqabatay dawlada hoose in ay sii kala dhantaasho mooyee walaw hadana ay tahay hay,ada masuuliyadeeda iska leh,marka laga reebo goobo dadku sidooda u maalgashadeen sida suuqa gobonimo,

suuqa gobonimo ayaa ah midka mida suuqyada ugu balaadhan magaalada hargeysa ,kaas oo ah isha ugu weyn ee ay magaalada kasoo galaan CAANAHA ,IYO KHUDAARTA,ta dalka iyo tan laga keeno dalka aynu jaarka nahay ee somaliya gaar ahaan (Muuska) dhanka kalana suuqa waxaa ku yaal istaamada ay ka baxaan gawaadhida Gobolada galbeedka iyo Dalka Etoobiya sida magaalooyinka Hartasheekha, Awbare,iyo Wajaale. Hadaba tiiyoo uu suuqu leeyahay baahiya baaxadaa leh ayaa ay dhawaan maamulka  dawlada hoose ee wakhtigoodii dhamaadey  bilawday,  in goobihii baabuurtu ka baxayeen dhismayaal ka bilaabaan taas oo meesha ka saaraysa barxadihii baarbuurtu istaagi jireen rarkoodana ay ku dajin jireen,dhismahan ay dawlada hoose bilawday ayaa ay dad kaga qaadatay lacago gaadhay, ($ 400,000) iyadoo qorshaysay in ay ka bilawdo ilaa 200 oo Guri tiiyoo aan loo eegayn meeshani ma u baahanthay in dhisme laga dhiso,marka loo eego dhismayaashii hore oo qaarkood wajahado xumo u xidhanyihiin cidina aanay galin ilaa hada dadkana lacagihii kaga khasaareen, Laakiin maamulka dawlada hoose waxay u muuqataa mid aan eegayn danta dadka ya shaqada u hayaan.

Ficilada dawlada hoose ku doonayso in ay baarbuurta khudrada iyo caanaha keena iyo kuwa ukala socda gobolada ay kaga saarto meesha  ayaa falcelintii dadku noqotay in ay kala horyimadaan diidmo aya kasoo horjeedaan in laga barabixiyo goobaha ay ka rakaabsadaan ama ay kusoo rogaan badeecadhaha ay sidaan.taas oo sababtay in dadku kala hortagaan dhagxaan si loo dhageysto weedhooda,

Dawalada dhexe ayaan iyadu xog ogaal badan uhayn wax meeshaas ka socda soona baraarugta marka dadku gadoodaan cadhaduna ka tan badato loona adeegsado xooga ciidanka POLICE-ka taas oo dadku kala kulmaan dhibaatooyin sidoo kalana POLICE-ka Laftooda ay kasoo gaadho dhibaato iska caabintaa shacabka,

Dhacdooyinka noocan ah ayaa ah kuwo kusoo kordhaya magaalada waxaana u sababa Qorshe la aan baahsan oo dawlda hoose ku habsatay iyo aradnaan xaga adeegyada bulshda ah oo sii kordhaya,

Waxaana haboon in ay arimahan soo faro galiso xukuumada dhexe si loo hibiyo loo lana socdo qorsha saxda ah iyo ka dhibaato soo kordhinaya,

Cabdiraxmaan cali-nur cabdi

Hargeisa, 26 June

tell: 4410794

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories