HomeAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud oo maanta Xilka la wareegay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud oo maanta Xilka la wareegay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud, guryaynta iyo gaadiidka Md Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyey Agasimahii guud ee hore ee wasaaradaasi iyo Agaasimaha guud ee Cusub ee dhowaan Madaxweynaha JSL soo magacaabay.

Munaasabad maanta ka dhacday xarunta wasaaradda hawlaha guud iyo guryaynta ayna goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiinta  iyo shaqaale-weynaha wasaradda oo xilka loogu kala wareejinayey labada mas’uul ayaa wasiirka wasaaradda Md xaabsade waxa uu si weyn ugaga mahadceliyey  hanaankii wada shaqayneed ee agaasimahii guud ee hore Md shariif Libaax Muuse oo uu ku tilmaamay inuu hadda ka dib noqon doono la taliye wasaaradeed.

blankWasiirku waxa uu wasaaradda ku soo dhoweeyey agaasimaha guud ee cusub Md Xuseen Xaaji Axmed Qulumbe oo uu wasiirku kula dardaarmay miisaanka ay leedhahay waajibaadka shaqo ee sugaya, ilaahayna uu uga baryey inuu gudashada xilkiisa la garab galo.

Agaasimahii guud ee hore Md Libaax oo munaasabadda ka hadlay waxa uu warbixin ka soo jeediyey shaqada wasaaradda iyo waajibaadka ay qaranka ugu xilsaaran tahay, waxuuna ballanqaaday inuu wasaaradda la sii shaqayn doono, halka sidoo kalena uu xafiiska ku soo dhoweeyey agaasimaha guud ee cusub ee wasaaradda hawlaha guud.

Gebagebadii munaasabadaasi oo sidoo kale uu balanqaad ku saabsan inay la shaqayn doonaan agaasimaha guud ee cusub  ka soo jeediyey agaasimaha maamulka iyo shaqaalaha ee wasaaradda hawlaha guud Md yuusuf Siciid Axmed ayaa wasiirka wasaaradda Md Axmed cabdi Xaabsade waxa uu si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyey Agaasimahii guud ee hore ee wasaaradda Md shariif Libaax Muuse iyo Agaasimaha guud ee cusub Md Xuseen Xaaji Axmed Quluumbe.

SomalilandPost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories