Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Dugsi Sare oo laga hirgeliyey Tuulada Suuqsade ee Degmada Sheekh

Sheikh (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Gobolka Saaxil ayaa maalintii Khamiistii xadhiga ka jartay Dugsi sare oo cusub kaasi oo laga hirgaliyay...

Sheeko Kale Keen: Ninkii Labada Xaas Lahaa ~ W/Q: Prof Cabdisalaan Yaasiin

Nin baa in badan guur u meer ahaa. Isaga oo aan weli guursan ayuu nin weyn oo  gadhmadoobe ah noqday.  Timihiisiina ciradi ku dhigtay....

GORGORKII DABAYSHADAY! Jiifto uu Abwaan Yuusuf Shaacir ugu Baroor-diiqayo Marxuum Gaarriye

Cabdiyow gubtahanyada, Ama gooha dhiillada, Ama galawga haaddiyo, Gambaxoorka qaylada, Gellimaad colaaddiyo Sidaan guluf ku sara kacay, Garashadu illaa xalay, Gebidhaca dareenkiyo Gooraanka taahiyo Gurxan lagu caweeyiyo Gamashiga tibaaxdiyo Geeraarka murugada Gama’diidka lahashada Gabay iyo tilmaantii Godolkiyo  haloosiga Adigaa...

Xoghaya Arrimaha Debedda ee Xisbiga UCID oo Faaqidaad ku sameeyey Qodobbadii ka soo baxay Shirkii Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirradiisa – Qaybtii 3aad

London (SLpost) - Xoghayaha arrimaha dibadda ee xisbiga UCID Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi  oo hadda ku sugan dalka boqortooyada ingiriiska ayaa si cilmiyaysan uga...

MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”: 19/3/12ka-4/9/12ka) ~ Qormada 1aad

“Ma da’-furin ogaalkay,                            Xaska dabada maan gelin,  Derejada ilhaamkiyo,  Hibadii dalaysneyd,  Uma dhiibin duudduub,  Weli Dalawadaydii,  Doobigeedi may dhimin,  Dib-u-dhigasho mooyee,  Wax is-doorshay may dhicin,  Afartaa xan durugtiyo,  Danni jira wax-sheeggii,”   Daalacan (Deelleeydii 2aad),...

Xukuumadda oo Dhiirri-gelisay Doorka isku-xidhnaanta Culimada iyo Madax-dhaqameedku ka qaadan karaan Ammaanka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta soo gabo gabeeyay kulan Laga Hadlayay Xoojinta Xidhiidhka Madax...

Natiijada kulan Dhexmaray Wasiirka Arrimaha Debedda iyo Golaha Guurtida

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha    Dibada Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa faah faahin ka bixiyey kulan uu maanta la qaatay guddida arimaha dibada u qaabilsan golaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img