HomeXukuumadda oo Dhiirri-gelisay Doorka isku-xidhnaanta Culimada iyo Madax-dhaqameedku ka qaadan karaan Ammaanka...

Xukuumadda oo Dhiirri-gelisay Doorka isku-xidhnaanta Culimada iyo Madax-dhaqameedku ka qaadan karaan Ammaanka Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta soo gabo gabeeyay kulan Laga Hadlayay Xoojinta Xidhiidhka Madax dhaqameedka iyo Culimada.

Aqoon isweydaarsigan oo mudo laba cisho ah socday waxaana lagu gorfeeyay doorka Madax dhaqameedku ka qaadan karaan xalinta khilaafaadka ku yimaada Bulshada.

blankWasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa sharaxaad ka bixiyay waajibaadka balaadhan ee ay madax dhaqameedku u xil saaran yihiin iyo sida ay u haboon tahay in xidhiidh joogto ah ay wada yeeshaan,Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu ku booriyay cuqaashii kulankaasi ka qayb gashay in Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ay wada shaqayn muglihi ka dhaxayso ay kala qayb qaataan hawlaha nabadgalyada taabanaya .

Waxaa kale oo Madashaasi ka hadlay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Dibu dejinta Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) oo ku guubaabiyay Cuqaashii iyo Madax dhaqameedkii kulankaasi ka qayb galay inay ahmiyada kowaad ka dhigtaan xalinta wixii khilaaf ah ee soo kala dhex gala Shacbiga Somaliland ee Gobolada dalka ku kala nool iyo sidii ay uga shaqayn lahaayeen wax kastoo isu soo dhawaynaya ummadooda.

SomalilandPost 

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories