HomeNatiijada kulan Dhexmaray Wasiirka Arrimaha Debedda iyo Golaha Guurtida

Natiijada kulan Dhexmaray Wasiirka Arrimaha Debedda iyo Golaha Guurtida

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha    Dibada Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa faah faahin ka bixiyey kulan uu maanta la qaatay guddida arimaha dibada u qaabilsan golaha guurtida Somaliland.

Md Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu faahfaahin ka bixiyey siyaasadda arimaha dibadda ee Somaliland ee xiligan iyo halka ay marayaan wadahadaladii Somaliland ay la lahayd Somalia, isagoo sheegay inay wasaarad ahaan arinta wadahadalka wada shaqayn kala leeyihiin gudiyada siyaasadda arimaha dibada ee Guurtida iyo Wakiilada.

blankDr Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu iftiimiyay in beesha caalamku ku baaqday in Somaliland iyo Somalia uu wada hadal dhex maro isla markaana uu ka dalbaday Golaha Guurtida inay talo ku soo darsadaan sida ay Xukuumadu u wajahayso wada hadalka labada dal.

Wasiirka oo ka hadlaya waxyaabaha ka soo baxay kulankan uu la yeeshay Guddi hoosaadka Arrimaha Dibada ee Golaha Guurtida waxa uu ku sheegay inay isla qaateen Wada shaqayn iyo Mawqif Midaysan in lagu wada hawl galo,isagoo intaas ku daray inay ka wada hadleen oo kale arrimaha Geeska Afrika isla markaana uu warbixin ka siiyay qorshayaasha siyaasadeed ee Xukuumada Somaliland kula dhaqmayso wadamada Mandaqda .

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadu waxa uu soo dhaweeyay in Mudanayaasha Golaha Guurtidu ay talo iyo Tusaale wax tar leh mar walba ku soo darsadaan arrimaha danta Qaranka isla markaana ay Xukuumada uu ka tirsan yahay Tixgelin gaar ah siin doonto.

Gebagebadiina Xubnaha guddi hoosaadka Siyaasadda arrimaha dibada ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa su’aalo weydiiyey wasiirka arimaha wadahadalada Somaliland iyo Somalia, waxana wasiirku cadeeyey in waxa laga wada hadlayaa aanay ahayn madaxbanaanida somaliland balse wadahadaladu ku qotomaan xidhiidhka mustaqbal ee labada dal iyo deris wanaaga labada shacab.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories