Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Ganacsatada Lo’da Damaanka ah ka dhoofiya Sayladda Wajaale oo Sheegay in Iibka Xooluhu Kor Ukacay

Wajaale (SLpost)- Ganacsatada Lo’da Damaanta ah ka dhoofiya Saylada Iibka Xoolaha Tog-Wajaale ayaa markii u horeysay indhwaale ka marag kacey in maalmihii u dambeeyay...

Xuska Sannad-guurada 25aad ee Geeridii Mujaahid Ibraahim Koodbuur oo Hargeysa lagu qabtay

Hargeysa (SLpost)- Waxaa magaalada caasimada ah ee Hargeysa lagu qabtay xuska sanad guuradii 25 aad ee kasoo wareegtay Alle ha u naxariiste Geeridii Halyeeygii...

Somaliland oo laga Xusay maalinta Cuntada Adduunka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirrada Wasaaradaha kalluumaysiga, Beeraha, Deegaanka, Ciyaaraha, Qorshaynta iyo Wakiilka  Hay’adda FAO ee Somaliland, ayaa maanta  Ka qayb galay Xaflad lagu xusayey Maalinta...

MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”: 19/3/12ka-4/9/12ka) – QORMADA 2AAD

Waa Qormooyin kooban oo taxane ah oo aan ku durayo inta danta guud wiiqaysa ee madaxda Qaranka wararka khaldan ku marin-habaabinaysa si ay muraadkooda...

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka oo laga Xog-warraystay Wax-qabadka ay Xukuumadda kaga Wakiilka yihiin

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamud Xuseen Xoog ayaa maanta warbixin dhinacyo badan taabanaysa siiyay Gudi hoosaadka arrimaha Bulshada...

Wasaaradda Arrimaha Debedda Somaliland oo loo Dhisayo Dhisme Caalami ah

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka arrimaha debedda Somaliland Dr Maxamed Cabdiaahi Cumar oo uu  weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaraddaas ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay xarun cusub...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeer Xaasaasi ah

Hargeysa (SLpost)- Golaha wakiiladda Somaliland  ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir-gudoominayey gudoomiye-ku- xigeenka kowaad Mudane Baashe Maxamed Faarax, ayaa Goluhu waxa uu cod aqlabiyad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img