Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Bilowday Qorshe Xannuunka Sambabka lagaga Tallaalayo Hal Milyan Neef oo Riyo ah

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw daahir Cali ayaa shaaciyay in wasaarada xanaanada xooluhu gobalada dalka u kala diray labaatan...

Golaha Wakiillada oo Meel-mariyey Xeerka Aasaaska hay’adda Maamul-wanaaga iyo La-dagaalanka Musuqa

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta waxay cod aqlabiyad ah ku  ansixiyeen xeerka Aas-Aaska komishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuq maasuqa. Fadhigan...

Madaxweyne Ku-xigeenka oo ka Qayb-galay Kulan loogu baroor-diiqay Abwaankii Weynaa Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeeka Somaliland Md Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  Maanta ka qayb galay  munaasibad loogu baroor diiqayay alle ha u naxariistee...

Xoghaya Arrimaha Debedda ee Xisbiga UCID oo Faaqidaad ku sameeyey Qodobbadii ka soo baxay Shirkii Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirradiisa – Q.2AAD

London (SLpost) - Xoghayaha arrimaha dibadda ee xisbiga UCID Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi  oo hadda ku sugan dalka boqortooyada ingiriiska ayaa si cilmiyaysan uga...

Dahabshiil Group oo lagu maamusay doorka ay ka qaadato horumarinta waxbarashada

HARGEYSA (SLpost)- Xaflad si qurux badan loo abaabulay ayaa lagu sagootiyey ardaydii dhawaan ka qallinjebisay dufcadda kowaad ee kulliyadda ICT-ga ee Jaamacadda ALPHA qaybteeda...

WAR DEG-DEG AH: Madaxweyne Siilaanyo oo Xil Wasiirnimo u magacaabay Saleebaan Ciise (Xaglo-toosiye)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa isku-shaandayn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa Wasiirrada, isla markaana Xil wasiirnimo u...

Mid ka mid ah Hoggaanka urur-siyaasadeedka UMADDA oo u digo-rogtay Xisbul-Xaakimka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku xigeenkii 3-aad ee urur siyaasadeedka Ummadda Prof. Axmed Maxamuud Nuur, oo ka soo jeeday deegaamada Sanaag bari ayaa Maanta shaaca...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img