Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”) – Qormada 5aad

Bishii Feeberweri 1987kii ayaa magaalada Harar ee dalkaa Itoobiya waxa lagu qabtay Shirweynihii 5aad ee SNM. Waa mar labaadkii Guddoomiye Siilaanyo la doortay. Hal-doorkii...

Sannad-guurada 28aad ee Maalinta Shuhadada Mujaahidiintii SNM oo Magaalooyinka Dalka laga xusay

Hargeysa (SLpost)- Sannad-guurada 28aad ee ka soo wareegtay dagaalkii qadhaadhaa ee Mujaahidiintii SNM iyo ciidamadii keligii taliyihii Siyaad Bare ku dhexmaray deegaanka Burco-Duurray 17-kii...

Halkaynu u Bugnaa, Yaase Bogsiin kara? – W/Q: Suleyman Cabdisitaar

Inkasta oo jamhuuriyada Somaliland tirsanayso sanadkii 22aad waqtigii dib ula soo noqoshada qaranimadii inaga habowday 1960kii, hadana ma dadaal yara madaxdii afarta ahayd ee...

MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”: 19/3/12ka-4/9/12ka) – QORMADA 4AAD

Markii aan xilka tirsaday, waxaanu hawsha ka bilownay sidii aanu u hagaajin lahayn duruufta nololeed iyo ta shaqo ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta. Iyada oo ay haynta iyo dhaqaaluhuba na xukumayeen, waxaanu gufaynta qabyada ku ballaysinnay in aanu horumar aan badnayn ka samaynno xaaladda nololeed ee ciidanka Wasaaradda ilaaliya oo aanu u dhisnay meelo kooban oo ay seexdaan iyo meel ay ku cunteeyaan. Kow iyo labaatankaa sannadood ciidankaasi waxay seexanayeen geedaha hoostooda, waxaanay ku cuntayn jireen geed hoostii. Waxa intaa noo dheerayd hanuunin joogta ah oo aanu shaqaalaha ku haynay oo ahayd in wasaaradda la wada leeyahay isla markaana wakiil looga yahay dadweynaha iyo dawladda. Waxaanu ku disnay mabaadiida wada-lahaanshaha iyo war-wadaagga.

Guddoomiye ku-xigeenkii Saddexaad ee Urur-siyaasadeedka WADDANI oo shil baabuur ku geeriyooday iyo dhaawacyo soo gaadhay Masuuliyiin kale

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Shil baabuur ku geeriyooday Gudoomiye ku xigeenkii 3aad ee Urur Siyaasadeedka Wadani Marxuun C.laahi Siciid Ismaaciil...

GABBAL-DHACAY: GABAY BAROOR-DIIQ U AH GAARRIYE, W/T Maxamed Aw Cali Cartan (Haldeeq)

Gabaygan magaciisu yahay Gabbal-dhacay waxa curiyay Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (Hal-deeq), wuxuu soo baxay 05/10/2012-ka. Waa gabay baroor-diiq u ah Gabyaagii, Halgamaagii, Barihii...

MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”: 19/3/12ka-4/9/12ka) – QORMADA 3AAD

Annaga oo hadalkii haynna ayay Mujaahid Faadumo hurdadadii ka soo kacday oo I soo ag joogsatay aniga oo daaradda taagan. Ku-ye: “Waa ayo? Yaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img