Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

(Radio SLpost) Dhegayso Khudbadda Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Xafladda Furitaanka War-laliyaha cusub ee Radio Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray Baahinta War-lalista cusub ee Radio Hargeysa oo loo keenay qalab cusub...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Baahinta cusub ee War-laliska Cusub ee Radio Hargeysa oo Adduunyada oo Dhan laga dhegaysanayo (SAWIRRO DAAWO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray Baahinta War-lalista cusub ee Radio Hargeysa oo loo keenay qalab cusub...

Abwaan Gaarriye, Kumu ahaa: (Faylasuuf& Siyaasi aan Damac lahayn) – W/Q: Adan Muuse Jibriil

Ugu horrayn Somali bu ahaa, Somalinimadiisuna waxay ahayd mid uu ku canqartay, waxayna uga dhinayd sidii hooyadii dhashay oo kale. Maxaa yeelay Somalinimada waxaa...

Baaq ka soo baxay kulamo dhexmaray Ururka Somaliland Society UK iyo Qeybaha Bulshada jaaliyadda Somaliland

Kulamo goos goos ah oo Gudida Somaliland Society UK “SSUK” la yeesheen qeybaha kala duwan ee bulshada qurbajooga Somaliland ee ku dhaqan UK: sida waxgaradka, siyaasiyiinta, haweenka, dhalinyarada iyo qeybo kaloo ka tirsan

GOBOLKA HAWD: Guddida Doorashooyinka iyo Badhasaabka oo Socdaallo ku kala bixiyey Deegaamada Gobolka

Baligubadle (SLpost)- Gudoomiyaha Guddiga Komishanka Degmada Balli-gubadle Mud. Xuseen Xasan Muxumed oo ay weheliyaan  Xoghayaha iyo xubno kale oo ka tirsan guddiga ayaa  maanta...

Khubaro Baadhitaan ku waday Xabaalo-wadareedyo laga helay Hargeysa oo natiijo ka soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Khubaradii caalamiga ahayd ee baadhaysay Xasuuqii ka dhacay Somaliland Xiliyadii taliskii Siyaad Barre, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii ka soo baxday Xabaal-wadareedkii...

Marxuum Cabdillaahi Siciid Dheere oo Maanta Hargeysa lagu Aasay

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxaa Maanta si Heer qaran ah loogu aasay Xabaalaha Naasa hablood ee Caasimada hargaysa Guddoomiye ku xigeenkii saddexaad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img