HomeWasiirka Arrimaha Gudaha oo Arrimo Ammaanka la xidhiidha ku jooga Gobollada Awdal...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Arrimo Ammaanka la xidhiidha ku jooga Gobollada Awdal iyo Selel

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Lughaya (SLpost)- Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa kormeer ku joogga deegaamada gobolka Selal ee Somaliland isaga oo deegaamada ku dhereran xeebta galbeed ee dalka iyo gobolka Awdal ku maraya socdaal xaqiiqo raadis ah.

Wasiirka arrimaha Gudaha oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu kaga qaybgalay magaalada Darban ee Koonfur Afrika shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Wasiirada arrimaha Gudaha ee dalalka afrika, ayaa dalka ka soo galay dhinaca xuduudda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

blankShirka Wasiirku ka qayb-galay oo socday bisha 6-deedii ilaa  7-deedii,waxaa lagaga hadlay sidii loo samayn lahaa qorshe ku wajahan Tiro koobka Barakacayaasha iyo sidii loogu samayn lahaa diiwaangelin.

Wasiirka Arrimaha Gudaha noogu waramay khadka telefoonka ayaa sheegay inuu Maanta iyo Beriba socdaal ku mari doono jiidaha gobolka Salal. Wasiirku waxa uu xusay inuu socdaalkiisan ka bilaabi doono magaalada Geerisa oo dab qabsaday isla markaana khasaare baaxad lehi soo gaadhay.

Wassiirku waxa uu Maanta soo maray deegaamada Lawya-cado. Saylac, Geerisa isagoo shirar kala duwan la yeeshay maamulka iyo duqayda jiidahaasi,waxaa kale oo u sheegay inuu u kuurgalayo xaalada nololeed ee dad iyo duunyo,isagoo intaas ku daray in weli deegaanada xeebuhu ay abaar yihiin.inkastoo sida uu xusay dhulka buuralayda ahi ay roobab heleen .

Wasiirka iyo weftigiisa ayaa caawa u hoyanaya degmada Lughaya waxaa wasiirka arrimaha gudaha socdaalkiisa ku wehelinaya Taliyaha ciidamada ilaalada iyo difaaca xeebaha Admiral Axmed Aw Cismaan iyo taliyaha Laanta Socdaalka Maxamed Cali.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories