HomeXisbiyada iyo ururrada Siyaasadda oo maanta SaxeexayXeerka Anshaxa Doorashada Golaha Deegaanka

Xisbiyada iyo ururrada Siyaasadda oo maanta SaxeexayXeerka Anshaxa Doorashada Golaha Deegaanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta hor dhigay xisbiyada iyo ururada siyaasada inay saxeexaan xeerka anshaxa  doorashada golaha deegaanka ee (Code Of Conduct).

Shirka lagu saxeexay xeerkan oo ka dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa goob joog ka ahaa xubno ka socday ururada siyaasada,xisbiyada qaranka,guddida diwaan gelinta,guddida doorashooyinka qaranka iyo hay?addo caalami ah.

Shirkan oo loogu tala galay in lagu saxeexo xeerka  anshaxa doorashada golaha deegaanka ee dhawaan ka dhici doonta dalka, ayaa waxa qaadacay ururka Nasiyo iyo xisbiga Udub oo isaguna hor u shaaciyey inaanu galayn doorashada golaha deegaanka.

blankUrurada siyaasada iyo xisbiyada qaranka ayaa  intooda badani waxay saxeexeen xeerka anshaxa doorashada golaha deegaanka iyada oo guddida doorashooyinka qarankuna ay ku wehelinayeen saxeexa xeerkan.

Xisbiga mucaaridka ah ee Udub iyo urur siyaasadeedka Nasiye ayaa qaadacay saxeexa xeerka anshaxa doorashada golaha deegaanka iyaga oo ku sababeeyey dhibaatooyin loo gaystay xisbiga Udub iyo urur siyaasadeedka Nasiye.

Gudoomiyaha guddida doorashada qaranka Ciise yuusuf Maxamed Ciise Xamari oo isagu gabo-gabadii saxeexa xeerka anshaxa ka hadla ayaa sheegay inaan maalin dheeri ah lagu dari Karin wakhtiga ay komishanku ugu tala galeen inay xidhanto qabashada liiska musharaxiinta doorashada golaha deegaanka, waxaanu ku booriyey ururada/xisbiyada diyaarka u ah inay galaan doorashada inay soo dhamaystaan wakhtiga ka hadhay wixii ka qabyo ah.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories