Isku-xidhka Ururrada Xuquuqal Insaanka aan Dawliga ahayn oo Xukuumadda ugu Baaqay Inay faraha kala baxdo Garsoorka dalka
Hargeysa (SLpost)- Isku-xidhka Ururada aan Dawliga ahayn ee Xuquuqal-Insaanka Somaliland ayaa xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo ugu baaqay inay faraha kala baxdo hay’addaha garsoorka dalka...
Mujaahid BOOBE; Halyey Ku Suntan Taariikhda Dahabka Ah Ee Shacabka Somaliland
Marka hore aan u mahadnaqo Alle, Mahadda Alle ka dib.. Aan toos ugu daadago dulucda maqaalkayga. Sida laga warqabo madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilkii ka...
GAR-WARAABE! – W/Q: Dhamme Maxamuud
Markii ugu horaysay een warkan maqlo oo Ramadantii ahayd, waxa aad ii xiisa galiyay warka sheegaya in qayb ka mid ah dhulka Soomaalida –Kismaayo-...
Cali Waran-cadde oo Shaki Ka Muujiyay Wax-is-daba Marin ku timaadda Goleyaasha Deegaanka oo Dhibaato bulshada u Horseedda
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa jagada Madaxweynenimo ee xisbiga UDUB Cali Maxamed Waran-cade, ayaa walaac xoog leh ka muujiyay dhibaatada ka dhalan karta wax isdabamarin ku...
Xarunta Daryeelka Dadka Dhimirka Qaba ee Sahan oo Lagu Wareejiyay Kaalmo Raashin oo Ka Timid Jaaliyadaha Sweden Iyo Denmark
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Sahan ee daryeelka dadka qaba xanuunka Dhimirka, ayaa lagu wareejiyay gargaar ka yimi qaar ka mida Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool...
Hoggaanka Iskaashatada Nafaqo oo maalintii todobaad Sifo Sharci-darro ah Xabsiga ugu xidhan
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyihii ururka Nafaqo, Guddoomiye ku-xigeenkii iyo Xoghayihii urur-weynaha Nafaqo, ayaa maalintii todobaad iyada aan maxkamad la horgeyn ku xidhan saldhigga Booliska ee...
MEHER WACAN: Cabdirisaaq Maxamed Xasan iyo Hibaaq Carab Xirsi
Cawil Saalax, Ahmed Abdillahi Caynaanshe, Faysal Ibrahim (Shiine), Xasan Sheekh Suufi, Cabdinasir Salebaan, Nuur Mohamed Ibrahim, Liiban Adam Cali, Cabdishakur Aadam Cabdi, Hoodo Yuusuf...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

