HomeMadaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo u kicitimay dalka Itoobiya si...

Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo oo u kicitimay dalka Itoobiya si ay uga qaybgalaan aaska ra’iisalwasaarihii hore ee Itoobiya oo lagu waddo in la aaso Berri

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpos)-Madaxweynaha Somaliland iyo Wefi uu hoggaamiyo, ayaa maanta u anbabaxay dalka Itoobiya oo ay kaga qaybgalayaan aaska qaran ee loo samaynayo, ra’iisalwasaarihii horre ee dalka itoobiya ee Melez oo maalinta berra ah la aasi doono. Kadib markii ra’iisalwasaaruhu toddobaad ka hore ugu geeriyooday dalka Beljum xunnuun muddo ahayey.

blank

Madaxweynaha Somaliland ayay safarkiisa ku weheliyaan masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo ay ka mid tahay marwadda Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Jirde (Aamino-werris), wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Cabdillaahi Cumar, Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xassan.

Madaxweynaha iyo weftigiisa waxaa garoonka caalimigga ah ee Cigaal International Airpot ku sii sabootiyey madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka tirsan golayaasha Qaranka.

Dhinaca kale madaxweyne ku-xigeenku wuxuu kormeer ku soo maray gagida diyaaradah ee cigaal interanational Airpost oo warbixinno kala duwan ka dhegaystay sida ay hawshu u socto wasiirka duulista iyo hawda Somaliland  Md Maxamuud Xaashi Cabdi iyo masuuliyiinta shirkada gacanta ku haysa garoonkaasi.

SOMALILANPOST.COM

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories