HomeRa'iisulwasaarihii hore ee Itoobiya oo maanta si rasmi ah loogu aasay dalka...

Ra’iisulwasaarihii hore ee Itoobiya oo maanta si rasmi ah loogu aasay dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Addis-Ababa(SLpost)-Ra’iisul Wasaarihii hore Itoobiya Meles Zenawi ayaa maanta lagu aasay Kaniisad ku taal magaalada Addis Ababa, halkaasoo uu ku aasan yahay Boqorkii hore Itoobiya Haile Selase.

blank

Baroor diiq socotay muddo 12-maalmood ayaa waxaa ka qeyb galay kumanaan kun oo ka tirsan qowmiyada Itoobiya, iyadoo fagaaraha Maskel ay aheyd halka ay ka dhacday baroorta loo sameynayay Meydka Meles Zenawi.

Aaska qaran ee loo sameeyay Ra’iisul Wasaarihii hore Itoobiya Meles Zenawi ayaa waxaa ka qeyb galay ilaa 20-Madaxweyne oo ka tirsan Afrika, Madax hore iyo Wafuud Caalami ah.

blank

Naxashka lagu siday Meydka Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa waxaa la huwiyay Calanka Itoobiya, waxaana hareer socday Fardo iyo Mootooyin, waxaana dadka ay siteen sawirkiisa oo ay ku dul barooranayeen.

Munaasabada aaska oo saaka abaarihii 6-da subaxnimo bilaabatay ayaa 2-dii duhurnimo soo idlaatay, waxaana ka hadlay Hogaamiyaasha Afrika oo qeyb qeyb uga hadlayay.

blank

Madaxweynaha Koofur Afrika Jacob Zuma ayaa ku tilmaamay Meles Zenawi inuu ahaa Hogaamiye geesi ah oo ka baxay Qaarada Afrika.
blank
Sidoo kale waxaa ka hadlay Madaxweynayaasha Uganda Yoweri Museveni, Rwanda Paul Kagame, Madaxweynaha Sudan Omar Xasan Al-Bashiir, Madaxweynaha Nigeria Jonathan Goodluck iyo hogaamiyeyaal kale.
Safiirada Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobey Susana Rice ayaa ka mid aheyd Mas’uuliyiinta ka hadashay aaska Hogaamiyihii hore Itoobiya Meles Zenawi.

Waxaa goob joog ka ahaa Munaasabada Madax ka socota Soomaalida sida Madaxweyne Shariif, Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories