HomeGadhka Yogolka Daayoo, Haday Goonle Kor u Dhaafto, Godobtiisa Wuu Raadsadaa, Geesi...

Gadhka Yogolka Daayoo, Haday Goonle Kor u Dhaafto, Godobtiisa Wuu Raadsadaa, Geesi Miiganiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Asalaamu calaykum  W  W

blankUgu horayn waxan salaanta islaamka ee kor ku xusan ku salaamayaa dhamaan shacabweynaha reer somaliland ee ku dhaqan dalka Gudihiisa iyo dibediisa, waxan salaantaas  iyagana sigaara u gaadhsiinayaa bahda saxaafada somaliland ee xorta ah.

Ujeeddo

Hadii aan idiin iftiimiyo maqaalkan cusub ee  maanta  cinwaankiisu yahay  maahmaahdan ka midka ah gabayadii abwaankii weynaa ee mohamed ibrahin warsame <hadrawi>

Ee ah (balsu,aalku celi maydkan sababtuu ku go,ay raadi) iyo ujeedada ay xambaarsan tahay,

Hadaba waa kuma sawirka maanta uu maqaalkanu xambaarsan yahay, hadaad dib u milicsato waa (Marxuun Cismaan Yuusuf Nuur ) ilaahay naxariistii jano haka waraabiyoe isagiyo dhamaan mujaahidiintii,la shihiidey aan idiin sii iftimiyo waa taliyihii qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka somaliland kaasoo 27/11/2009 si argagixiso ah ay qarax ugu toogteen dad  markaas  ku sifoobey cadawga somalland, hadaba waxa is weydiin mudan sidee ayuu u dhintay mujaahidkanu muxuuse daaranaa dilkaas foosha xun ee lala beegsafday taliyahaas qaybta 12 aad marxuun Osman Yusuf Nor,

Aaan  idiin iftiimiyo waxa aan odhan karaa  Cisman Yusuf Nur waxa uu u dhintay xisbiga maanta talada dalka haya ee <KULMIYE> hadaba waa sifehee sifaha muu u dhacay  dilkanu, waxa aan lays hilmaamsiin karin wakhtigaas wuxu ahaa wakhti xaasaasi ay somaliland maraysey oo xusbigii wakhtigaas talada dalka hayey ee udub uu  qaban waayay doorashooyinkii inay ka qabsoomaan wadankaa  ,waxayna terigareeyeen sifo kasta oo ay dib ugu dhigaan sidii doorashadu ay dib ugu dhici lahayd ,

blank
JENARAL-CISMAN-YUSUF-NUUR

Hadaba aan idiin iftiimiyo sifaha dilkan iyo ujeedadiisa waxa  ay xusbiga udub adeegsatay sidii  ay dagaalo uga bilaabmi lahaayeen gobolada bari ee somaliland iyadoo ay u adeegsanayeen qodob  dustuurka somaliland qeexayo kaasoo ah hadii  ay wadanka ka socdaan dagaalo inay ay sharci tahay in dib loo dhiga wakhtiga loo jaangooyay doorashadaas, sidaas  daraadeed waxa la adeegsaday wakhtigaas  taliyihii sirdoonka gobolka Sool iyo xubno kale  si ay u fuliyaan dilkaa ,

Ujeedada ugu weyn ee dilka noocaas  ah loo fulinayay oo ahayd in ay dagaalo beelaysanu meeshaas  ka bilaabmaan taasoo keeni karta in  doorashada dib loogu dhigo; intaa  ka dib waxa bilaabmay baadhatiin fara badan oo ay ka muuqato  madal hufin badan amaba ,eelka kii dhigay u ergooto>sida uu hore u sheegay gabyaa somaliyed oo yidhi”

(Baadida ninbaa kula day dayi daala kaa badane 

Oon doonahayn inad hesho daayin abidkaaye

Dadkuna moodi duul wada dhashoon waxu dahsoonayn,

Intaa ka dib waxa dhacday maxkamad la saaray dad badan oo sifihii dilkaasu ku cadaaday waxanay ku dhamaatay maxkamadaasu dil lagu xukumay shaqsiyo uu ku jiro taliyihii sirdoonka ee gobolka sool Abdifatax  , hada iyadoo xaaladu halkaas  marayso waxa soo wajahay qoladii udub ee dilkaas qoondaysay aynu sifihiiso hore uga soo sheekaynayi in ay ku guuldaraystaan doorashooyinkii ka qabsoomay cariga somaliland  halkaasoo ay xilka kula wareegeen xisbigii sarkaalkaas  asaayihiisa loo shirqoolay kornayl CYNuur,

Hadaba sifahee ayay ka yeeleen xusbigii KULMIYE ee uu naftiisa u waayay mujahid osman Yusuf Nor,

Jawaabtu  maya, sida aynu wada ognahay  ma jirto qorshe cad oo ay ka qaadatay dilalkaas foosha xun ee ku dhacay saraakiisa ciidamada qaranka ugu saraysay, hadaba waxay u muuqataa inay dawlada cusubi ku bedelatay siyaasadeeda guud ee ay ka leedahay gobolada bari.

Waxanu hadaba fariin gaara u diraynaa Madaxweynaha jamhuuriyada dimoqradiga somaliland Ahmed Mohamed Mohamud, Gudoomiyaha maxkamada sare iyo dhamaan hayada cadaaladda iyo distoorka Inay arintaas hoos u eegaan oo ay sharciga horkeenaan dadkii dilkaas geystay, una fuliyaan sifo sharciga waafaqsan waayo taas ayaana keeni karta cadaalad ,mana rabno in ay sharciga la baalmariyo cidii dil ahna lamariyo sharciga cidii aan waxba lagu lahayna lasii daayo.

Wabilaahi Tawfiiq,

Haybe Yusuf

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories