HomeGobollada iyo Degmooyinka Dalka oo saaka si weyn looga Ciiday iyo Madaxda...

Gobollada iyo Degmooyinka Dalka oo saaka si weyn looga Ciiday iyo Madaxda dalka oo shacbiga kala qayb-galay (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa saaka kala qeyb galay salaadii ciidul fidriga Masjid Jaamaca weyn ee Hargeysa kumanaan qof oo ka mid ah bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa.

blank

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo oo hadal ka jeediyay salaadii ka dib, ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray shacbi weynaha Somaliland gudo iyo dibadba waxaanu ILAAHAY ka baryay inuu acmaashii bishii ramadaan ay dadweynuhu la yimaadeen ka aqbalo.

blankMadaxweynuhu waxa uu shacbiga u soo jeediyay inay faro-adaygaan nabadgelyadda dalka.
Madaxweynuhu waxa kale oo uu sheegay inaanay Somaliland qaranimadoodu wax gor-gortan ah geli Karin oo ay shacbiga Somaliland aayahooda ka tashadeen 21 sanadood ka hor oo ay samaysteen maamul dawladeed oo madax-banaan isla markaana soo dhisteen xukuumad iyo Goleyaal ku yimid codka dadweynaha.

blankWaxa kale oo saaka si weyn looga oogay salaada ciidul fidiriga ee Magaalada Hargeysa masaajidada iyo garoomadda waaweyn ee ay ka mid yihiin Hargeysa Stadium, Garoonka tareedhiska, Garoonka Xawaadle, Garoonka Guryo-samo, Garoonka Sayladda, Garoonka dhalinta iyo goobo kale, waxaana halkaasi kala qeyb galay masuuliyiin iyo culimadda magaaladda Hargeysa oo dadweynaha u jeediyay khudbado diini ah oo ku wajahan fadliga bishii Ramadaan iyo munaasibadda ciidul fidrigaba.

blankDhinaca kale, waxa saaka si weyn looga ciiday magaalooyinka Laascaanood, Burco, Ceerigaabo, Berbera, Boorame, Gabiley, Bali-gudbadle, Caynabo, Saylac, Sallaxley iyo guud ahaan deegaamada kale ee dalka.

blankblank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories