HomeJamaal Cali Xuseen oo hambalyo u diray Shacbiga Reer Somaliland, Rejo Fiicanna...

Jamaal Cali Xuseen oo hambalyo u diray Shacbiga Reer Somaliland, Rejo Fiicanna ka muujiyey Guul Xisbiga UCID ka gaadho Doorashada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLpost)- Musharaxa Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen waxa uu Hambalyo u ku aaddan Ciidal-Fidriga u dirayaa dhammaan shacbi-weynaha Somaliland iyo ummadda Islaamka.

Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen waxa uu rejo fiican ka muujiyey in Xisbiga UCID iyo Murashaxiintiisu Guul ka gaadhi doonaan Doorashada Goleyaasha deegaanka ee la filay inay dalka ka qabsoomaan dabayaaqada Sannadkan.

War-saxaafadeed kooban oo Murashaxu ka soo saaray isaga oo ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa u dhignaa sidan:

blank“Waxa aan Shacbiga Somaliland iyo Umadda Islaamka ugu hambalyeynayaa Munaasibadda Ciidal Fitrida waxaanan Illaahay uga baryayaa dhammaantood inuu ka aqbalo camalkii suubannaa, ciiddan ciideedana inagu gaadhsiiyo Nabad-gelyo, Caafimaad iyo Camal Suubban.

Sidoo kale waxa aan ku hambalyaynayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Asxaabta/Urrurada Siyaasadda cayimaadda wakhtiga Doorashada Golaha Deegaanka Somaliland oo aan rajeynayo inay ku qabsoomi doonto wakhtiga loo qorsheeyay si nabad ah, iyada oo Xisbiga UCID iyo Musharixiintiisa Golaha Deegaankuna noqon doonaan kuwa hanta guusha ugu badan ee Goleyaasha Deegaanka dalka, eebbe idamkii.”

Allaa Mahad Leh,

Jamaal Cali Xuseen

Musharaxa Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga UCID

London, UK

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories