Midowga Afrika oo markii ugu horeysay Guddoomiye u doortay Haweenay
Addis-Ababa (SLpost)-Magaaladda Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa lagu soo gaba gabeeyay Shir madaxeedkii midowga Afrika.Kulanka ayaa madaxda midowga Afrika waxaa ay kaga hadleen...
Al-shabaab oo sheegatay masuuliyadda Qaraxa lagu dilay Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somalia
Muqdisho (SLpost)-Qarax maanta ka dhacay degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay wasiirkii hore ee ganacsiga Soomaalida Dr....
Hambalyo Maxamed Cali Caamir (Maadhiin Tayuub) oo isku soo sharaxay Golaha Deegaanka Hargeysa
Salaan aad u qiimo badan iga guddooma dhammaan saxaafadda Somaliland,shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo akhritayaasha sharafta badanbba. Salaanta ka dib,waxaan hambalyo iyo bogaadin...
Shirka Midowga Afrika oo ka furmaya dalka Itoobiya iyo Saameynta doorashada Guddoomiyaha Midow Afrika
Addis-Ababa (SLpost)- Shir madaxeedka hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika ayaa maanta ka magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ah shirkii 19-aad ee Ururka Midowga Afrika,...
Diyaar garowga Bisha Ramadan oo laga dareemayo Magaaladda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)-Waxaa si wayn magaalada Hargeysa laga dareemayaa u diyaar garowga bisha barakaysan ee Ramadan. Magaalada ayaa waxaa si wayn uga muuqanaya dadwayne aad u...
Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo marti-galisay Tartan Aqooneed ay ka Qayb-qaadanayaan 20 Dugsi Sare
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Somaliland Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale Boobe ayaa si rasmi ah,Xarunta Wasaarada Warfaafinta uga furay Barnaamij aqooneed lagu...
Hay’adda Amnesty International oo Somaliland ugu baaqday in shuruud la’aan lagu sii-daayo Boqor Cismaan Buur-madow
Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka Amnesty International, ayaa ugu baaqday Xukuumadda Somaliland inay sida ugu dhakhsaha badan si shuruud la’aan ah u sii daayaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

