Waa kedise kororso aqoontaadda !!!!!!!!!!! W/Q:Khadar Jamac Dirir
Madaxweynaha Somaliland oo ah hogaamiye ka gadisan hogaamiyeyaashi taladda dalka soo maray ayaa lagu majeerta hab-dhaqan furfurid iyo dhoolo-caddeyn leh. Madaxweyne Siilaanyo oo baryo badan...
Ururka Waddani oo Ceerigaabo ku soo Bandhigay 11 Murrashax oo u Tartami Doono Doorashada Deegaanka
Ceerigaabo (SLpost)- Urur-siyaasadeedka WADDANI ayaa mar keliya 10 murrashax oo uga qaybgeli doona doorashada golayaasha deegaanka shalay ku soo bandhigay magaalada Ceerigaabo ee xarunta...
Madaxwayne Siilaanyo oo maanta socdaal kedis ku maray Caasimadda, shacabkana kala Qayb-galay Salaaddii Jimcaha iyadoo aanay wax ilaalo ahi la socon
Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dadwaynaha Magaaladda Hargeysa kala qayb-galay tukashada Salaadda Jimcaha isaga oo aanay la socon...
Hargeysa: Carwada Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah oo maanta si rasmi ah u Furantay
Hargeysa (SLpost)- Bandhiggii shanaad ee buugaagta caalamiga ah ee Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay magaalada Hargeysa, waxaana ka soo qayb galay...
Abiib-Timacad oo ka Hadlay Shirweyne Beeshiisu Gudaheeda kaga Gun-gaadhayso Tuhunnada Dilalkii Seemaal iyo Dila
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Siyaasadda Md. Abiib Diiriye Nuur (Timacad), ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga xog-warramay shirweyne nabadeed beeshiisa...
Shirkadda ALNUUR Furniture oo mar kale ku Guulaysatay abaalmarinta Carwada Ganacsiga Somaliland
Hargeysa (SLpost) – Shirkadda qalabka guryaha iyo xafiisyada ee ALNUUR Furniture ayaa mar kale ku guulaysatay shahaadada carwada ganacsiga Somaliland oo 7-dii illaa 11-kii...
Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wefti u hoggaaminayo oo u kuurgalida Abaaraha ah ku Tagay Boorame
Boorame (SLpost)-Wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xaalado indho-indhan ah oo ay ugu kuur galayaan xaaladaha ay abaartu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

