HomeMidowga Afrika oo markii ugu horeysay Guddoomiye u doortay Haweenay

Midowga Afrika oo markii ugu horeysay Guddoomiye u doortay Haweenay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis-Ababa (SLpost)-Magaaladda Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa lagu soo gaba gabeeyay Shir madaxeedkii midowga Afrika.Kulanka ayaa madaxda midowga Afrika waxaa ay kaga hadleen arimo badan oo ay ugu horeysay cida noqonaysa hogaamiyaha cusub ee badalaya Jean Ping.

blank

Xilkaas ayaa waxaa ugu danbayn loo doortay Wasiirka Arimaha gudaha dalka K/Afrika ahna Haweenayda uu qabo madaxweynihii hore ee K/Afrika Jacob Zuma.

Ms Dlamini-Zuma oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Koofur Afrika ayaa doorashadan kaga guulaysatay  Gudoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping oo ka soo jeeda dalka Gabon kaas oo tartan xoogan uu umuujiyay guusha.

In HAweenaydan loo doorto jagada gudoomiyaha Midowga Afrika ayaa waxaa ay jabinaysaa xeerka MIdowga Afrika ee ah in aan haweenay loo dooran karin xilkaas, iyadoo Ms Dlamini-Zuma ay noqonayso gabadhii ugu horeysay ee xilkaas qabata.

 Labadan xubnood waa Dlamini-Zuma iyo Jean Ping ayaa bishii Janaayo ku kala bixi waayay, doorashada, waxaase wareeg afaraad oo ay ku tartameen mar kale ay cododkii loo baahnaa ku guuleysatay Ms Zuma.

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa khudabd uu kaga hadlayo xaalada Soomaaliya ka jeediyay kulankii Madaxda midowga Afrika

Waxaa uu sheegay in dowladiisa ay samaysay hormar balaaran isagoo umahadceliyay dalalka AFrikaanka ah ee ciidamada ku taageeray dowladiisa.

SomalilandPost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories