HomeAl-shabaab oo sheegatay masuuliyadda Qaraxa lagu dilay Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somalia

Al-shabaab oo sheegatay masuuliyadda Qaraxa lagu dilay Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)-Qarax maanta ka dhacay degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay wasiirkii hore ee ganacsiga Soomaalida Dr. Maxamed Cabdi Garweyne.

blank

Garweyne ayaa dhintay marki ay qaraxday miino la rumeysanyahay in lagu soo xiray gaarigiisa taasi oo ku qaraxday meel u dhaw hotelka Al Qaliij ee degmada Xamar Weyne. Ilaa iyo 4 ruux oo ka mid ahaa ilaaladiisa oo la socday baabuurka ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen qaraxa, kuwaasi oo loo qaaday goobaha caafimaadka ee ku yaala magaalada Muqdisho. Gudoomiye ku xigeenka amaanka ee gobolka Banaadir Warsame Joodax ayaa xaqiijiyey geerida wasiirka isaga oo sheegay in weerarkaasi uu dhaawac kasoo gaaray qaar ka mid ah ilaaladiisa oo la socday gaariga.

Mr. Joodax ayaa sheegay in miinada lagu qarxiyey marxuumka ay u maleynayaan mid lagu xiray baabuurka ka hor inta uusan kasoo bixin gurigiisa, isaga oo intaasi ku daraan in ay arintaasi baari doonaan.

Garweyne ayaa ahaa wasiirki ganacsiga ee xukumadi Maxamed Cabdullaahi Farmaajo tan iyo marki xilka laga qaadayna waxa uu ku sugnaa magaalada Muqdisho, sidoo kale wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanada ugu caansan dalka Soomaaliya isaga oo heystay darajada Dr.

Qaraxan ayey mas’uuliyadeeda sheegaty malleeshiyaada Al-shabaab , waxaase uu imaanaya xilli wasiirka arimaha gudaha oo ku armay ciidamada in ay xoojiyaan amaanka caasimada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories