HomeDiyaar garowga Bisha Ramadan oo laga dareemayo Magaaladda Hargeysa

Diyaar garowga Bisha Ramadan oo laga dareemayo Magaaladda Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...


Hargeysa (SLpost)-Waxaa si wayn magaalada Hargeysa laga dareemayaa u diyaar garowga bisha barakaysan ee Ramadan.

blank

Magaalada ayaa waxaa si wayn uga muuqanaya dadwayne aad u fara badan oo goobaha ganacsiga wax ka iibsanaya, sida Bakhaarada cuntada lagu iibiyo, Carwooyinka iyo meelaha macmacaanka lagu iibiyo.

Sidoo kale waxaa jira reer Miyi badan oo magaalada u soo tukaamaysi taga, iyaguna badeecooyin kale duwan keena sida Xoolo nool iyo Caano.

Hadaba bishan Ramadaan oo ah bil ILAAHAY ummadda ku faralyeelay ayaa doonaya inay bilihii hore ka tababashu badantahay, anigoo indhahaagu qabanayaan meelo badan oo si bedel lagu sameeyey sida meheraddaha waxa laga cuno oo u diyaar garowaabaya bisha ramaadan.

Bishan oo ah bil ka fadli badan bilaha kale oo ilaahay adoonkiisa ku waajib yeelay aan la doonanay in la dacayo marku qofku soo gaadho bishan oo ah bil cibaado iyo kheyr badani ku jiro iyadoo isagoo kalena ah bishii uu soo degay qur’aanka kariim ahi.

Waxaan qofka muslimka ah laga doonaya inuu bisha ilaaliyo oo ka fogaaday waxa ku keenaya soonkiisa naaquska iyo diciifnimadda.

Somaliland Post.Net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories