Monthly Archives: July, 2012

spot_imgspot_img

HAMBALYO MEHER: Hamse Xasan Guure & Samiira Xassan Faarax

1. Faysal Ibrahim Yuusuf (Shiine)  & Xaaskiisa 2. Nasir Awad Muuse 3. Ali Ibrahim Bare 4. Mustafe Xuseen Maxamed 5. Nuur Maxamed Ibrahim 6. Shakuur Adam Cabdi 7. Maxamed Xuseen...

Iska noqo Xidhibaan Deegaan!!!!!! W/Q:KhadarJaamac Dirir

Marka hore dhammaantiin akhristayaal waan idin salaamay, salaan ka dib haddii aan u soo noqdo maqaalkan waxan ku eegaya xaalada imika ku aadan rabitaanka...

Wasiirkii Difaaca Suuriya iyo Ku-xigeenkiisii oo Bashaar Asad Seediyo ahaayeen oo Qarax Is-miidaamin ah lagu dilay

Dimishiq (SLpost)-Qarax ka dhacay badhtamaha magaalo madaxda dalka Siiriya ee Dimishiq ayaa waxaa ku dhintey wasiirkii gaashaandhiga ee dalka Siiriya Daoud Rajiha iyadoo ay...

Tirsigii Afraad (4) ee Majalladda WEEDHSAN oo ifka u soo baxay

Dhammaan akhristeyaasha iyo macaammiisha warbaahinta kala geddisan ee WEEDHSAN Corporations, waxaannu ugu bushaaraynaynaa inuu ifka u soo baxay caddadkii Afraad (4) ee Majalladda WEEDHSAN, isla markaasna laga...

UCID-da Cusub (NEW UCID) Oo Shaacisay Murashaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Iyo Wefti Miisaan Culus Oo Uu Hogaaminayo Murashax Jamaal Oo Gaadhay Boorame

Boorame (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Murashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta  boqolaal Gaadiid, haween, Saalaadiin si diiran ugu soo...

Madaxweyne Ku -xigeenka oo ka Warbixiyay xaalada Abaaraha Gobolada Awdal iyo Selel caalamkana baaq u diray

Hargeysa (SLpost) -Madaxweyne ku xigeenka Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ah guddoomiyaha abaaraha oo safar  indho-indhan ah u tagay goboladda galbeedka Somaliland, ayaa...

HAMBALYO MEHER: Iid Maxamuud Caydiid iyo Fadxa Sidiiq Cabdi

HANBALYO MEHER WACAN Aabo Farah Hashi Jama, Iyo Hooyo Saynab Mohamed Hassan, Fayasal Faarax xaashi iyo Caruutiisa Iyo xaaskiisa, Maxamed Faraax Xaashi, gabadhiisa iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img