Monthly Archives: July, 2012

spot_imgspot_img

Wasiirka howlaha guud oo waxba kama jiraan ku Tilmaamay inuu iska casilayo xilka wasiirnimo

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda Hawlaha guud iyo guriyanta Somaliland Md Cabdi Xaabsade, ayaa maanta ka hadlay warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo tilmaamaya inuu iska...

Shirkadda Dahabshiil oo caddaysay in Macluumaad-koodu Xafidan yahay, Sharcigana la tiigsanayaan Ciddii ka dambaysay Dacaayad laga baahiyey

Hargeysa  (Slpost)- Shirkadda Dahabshiil ayaa mar kale beenisay dacaayado ay qaar ka mid ah shabakdaha Wararka Soomaalidu ka faafiyeen maalmihii la soo dhaafay, kaasi...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo dadafaysay warar sheegaya inay cago dhigtay Muqdisho

  Hargeysa, (SLpost)- -Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa beenisay warar warbaahinta qaar ku soo baxay oo sheegayay inay ka digtay magaalada Muqdisho,...

Fadliga Salaadda Taraawiixda

Sidaan ogsoonahay Bisha Ramadan, waxaa ka mid ah shicaa’irteeda tukashada Salaada Taraawiixda, waana salaad sunno ah oo la tukado salaadda Cisha dabadeed, waxaana loo...

Guddida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo sheegtay in ay si rasmi ah u Bilaabeen Ololihii lagula dagaalamayey Dadka Xaaranta kariya

Hargeysa (SLpost)- Guddida Wanaag farista iyo Xumaan reebista  ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in si rasmi ah u bilaabeen ololihii ay bisha ramadaan...

Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Taliyihii Ciidanka Asluubta Ee Gobolka Togdheer oo maanta geeriyooday

Hargeysa (SLpost)-Alla ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Asluubta ee Gobolka Togdheer Marxuum Jaamac Axmed Qodax (Jaamac Dheeg), ayaa maanta ku geeriyooday dalka Itoobiya, ka...

Ilaali Eedaabta Bisha Ramadaan !!!! W/Q: Khadar Jaamac Dirir

 Walaalayaal dhamaantiin waxaan idin leeyahay Ramadaan Kariim, haddii aan maqalkayga u soo daadago waxaan inyar kaga hadli doona bisha ramadaan ee ilaahay inugu faral...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img