Monthly Archives: July, 2012

spot_imgspot_img

Maayarka degmadda Boon iyo Xoghayaha fulinta D/H iyo Saraakil kale oo ka badbaaday daad qaaday iyaga iyo Baabuurkoodii

Saylac (SLpost)-Maayarka degmadda Boon Mr Maxamed Diiriye Dhambiil ee gobolkaasi Selel oo ay weheliyaan Xoghayaha fulinta ee dawladda hoose iyo saraakil kale ay ka...

Shirka ansixinta Dastuurka Soomaaliya oo maanta ka Furmay Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Shirka Ansixinta dastuurka Soomaaliya, ayaa maanta  ka furmay Magaalada  Muqdisho waxaana hadallo kala duwan ka jeediyay madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya, iyada oo...

XISBIGA UCID: Baaq Samafal (Humanitarian Press release)

Sida aad la wada socotaan ,waxaa lagu guda jiraa bishii barakaysneyn ee RAMADAAN,bishii naxariista iyo isu gargaarka.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay, Si weyn loogu soo dhaweyey Magalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)-  Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleeban nuur) ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera, ka dib markii...

Madaxweyne ku-xigeenkii Ghana oo loo dhaariyey xilka madaxtinimo ee dalka Ghana Xilli uu geeriyooday madaxweynihii hore

Accra (SLpost)-Madaxweynihii dalka ku yaalla Galbeedka Afrika ee Ghanna John  Evans Atta Mills, ayaa xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla Magaalada caasimada ah ee...

100 arimood oo kuu suurta galinaya in ganacsigaagu guuleysto (Kaga dayo Dahabshiil Group) – W?Q: Jibriil Mohamed Hassan – Q.1aad

Mawduucan oo ah mid aad u balaadhan waxan ku faaqidi doonaa dhinaca dhaqaalaha oo ah badweyn aan gunteeda la gaadhi karin. waxaan idinku soo...

Taariikhda Khaliifkii Koowaad ee Islaamka Abubakar Saddiiq (RC)– Sh. Aadan Siiro (DHEGAYSO)

Waxa aanu maanta halkan idinku soo gudbinaysaa Taariikhda Asxaabihii Qaaliga ahaa, Khaliifkii Koowaad ee Islaamka Abubakar Saddiiq (RC). Waxa Soo jeedinaya Sheekh Aadan X....

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img