Monthly Archives: July, 2012

spot_imgspot_img

The Somalia – Somaliland Dialogue and Punland’s Deception on the Peace Process. By Mohamoud Arrale

The current on-going dialogue between Somaliland and Somalia is a controversial issue and it has divided the opinion of the people into two packs....

Haddii aanay ku lumin lahayn wakhtigeeda musasalka saw imtixaanka may baasi lahayn?

Marka hore aad iyo aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin akhriyaysayaal iyo bahweynta saxaafadaay. Waxaan doonayaa maanta in aan ku soo qaato maqaalkaygan khasaaraha uu keeno tvgu gaar...

Maktabadda wareegta 2012: Safarkii koowaad, socdaalkii Boorama iyo soo dhaweyntii shacabka

Borama (SLpost)- Maktabadda wareegta oo qayb ka ah carwada caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Boorama ee gobolka Awdal oo ay safarkii ugu horeeyay sannadkan 2012-ka

Golaha Muslimiinta Kenya oo kasoo horjeestay sharciga la dagaalanka Argagaxisda ee ay Dawlada Kenya soo saartay

Nairobi (SLpost)- Golaha sare ee Muslimiinta dalka Kenya  ee loo yaqaano  SUPKEM ayaa ka soo hor jeestay biilka ka hortaga iyo la dagaalanka waxa...

Fursadaha Nabadda Iyo Caqabadaha Adkaysiga u baahan! – Faallo Cumar M. Faarax

 Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyeen Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha Xisbiga tallada haya ee KULMIYE...

Ethiopian Airlines oo markii ugu horreysay Muddo Afar Sanno ah duulimaad ka bilowday Somaliland

Berbera (SLpost)- Shirkada Diyaaradaha Ethiopian Airline ayaa maanta si rasmi ah dib ugu bilawday duuliyaadyadii ay ku iman jirtay Somaliland, waxaana shalay galab dhabbaha...

Xulka Spain oo ku guuleystay Koobka Qaaradda Yurub

Hargeysa (SLpost)- Xulka Spain ayaa markii 2aad ee isku xigta ku guuleystay koobka qaaradda Yurub kadib markii uu 4—0 ku garaacay xulka Italy oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img